Friday, April 20th, 2018
Advertisements
Advertisements

Somaliland iyo Khaatumo oo heshiis ka kooban 5 qodob ku kala saxiixday Hargeysa (Akhriso)

Published on June 17, 2017 by   ·   No Comments

Maamulada Somaliland iyo Khaatumo ayaa goor dhow magaalada Hargeysa ku kala saxiixday heshiis ka kooban shan qodob, iyadoo heshiiskan uu u gogol xaarayo midnimada labada maamul oo horay xurguf siyaasadeed u dhaxeeyay.

Heshiiskan ayaa waxaa kala saxiiday Guddoomiyaha Guddiga wada hadalka Khaatumo ee Somaliland ahna wasiirka Arrimaha Dibadda Sacad Cali Shire, halka dhanka Khaatumo uu u saxiixay Maxamuud Sheekh Cumar Xasan

Qodobada lagu heshiiyay ayaa waxaa ka mid ah in la wada qorsheeyo, lagana wada shaqeeyo, sidii loo heli lahaa Somaliland oo loo wada siman yahay oo ku dhisan cadaalad, maamul wanaag iyo xaq dhowrista xuquuqul isnaanka ku dhisan diinta Islaamka.

Labada dhinac ayaa 10 bisha July ee soo socota isugu imaan doono wada hadalo ka dhici doona magaalada Burco, si loo dhameystiro wixii qabyo ah, lagana tashdo sidi loo qaban lahaa shirweyne guud oo loo dhan yahay.

Halkan hoose ka akhriso Heshiiska Somaliland iyo Khaatumo:-

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Maamulka Gobolka Banaadir Oo Qorsheynaa In Uu Canshuur Ka qaado Xaafada Muqdisho

April, 20, 2018
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa wada dadaaladii ugu danbeysay ee loogu jiro sidii loo bilaabi lahaa Canshuur uruurin ku ...

Madaxweynaha Koofur Afrika oo soo gaabiyay safar uu dalka uga maqnaa

April, 20, 2018
Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika, Cyril Ramaphosa ayaa dib ogu laabtay dalkiisa, soona gabagabeeyay safar uu ku joogay magaalada ...