Saturday, October 21st, 2017
Advertisements
Advertisements

Waa Sidee Saaka Xaaladda Degaanka Baanyaaleey Ee Dagmada Matabaan ?

Published on June 18, 2017 by   ·   No Comments

Wararka naga soo gaaraya Degaanka Baanyaaleey oo ka mid ah degaanada gobolka Hiiraan ee maalmihii lasoo dhaafay ay ka socdeen dagaal beeleedyadda ayaa saaka waxa ay sheegayaan in xaaladda degaankaasi ay degan tahay mid dagan.

Maleeshiyaadkii dagaallamayay ayaa shalay waxaa ay si iskood ah uga baxeen deegaankii ay ku dagaalamayeen dhowrkii maalin ee kla so dhaafay sida ay hiiraanweyn u shegeen qaar kamid ah dadka degaanka ,

Sidoo kale Degaanka Baanyaaleey ayaa waxaa ku sugan mid kamid ah maleeshioyaadka ku dagaalamay degaankaas kuwaas oo markii hore degaan ahaan daganaa ka hor inta uu dagaalka bilaaban sida ay Markale hiiraanweyn u shegeen wax garadka degaanka Baanyaaley ee Gobolka hiiraan .

Waxgaradka dhinacyada dagaalamay oo qaarkood aan Saakay la hadalnay waxa ay inoo sheegeen in ay xaaladdu degan tahay, inkastoo aan wax waan waan ah laga dhaxbilaabin oo aan la sameyn dib u heshiisiin dhab ah

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Somaliland iyo Khaatumo oo kala saxiixday Heshiis ay ku Midoobayaan.

October, 21, 2017
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo iyo Madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif Galeyr ayaa goor dhaweyd heshiis rasmi ah ...

Dowladda Soomaaliya oo soo bandhigtay tirada guud ee dhimasho iyo dhaawaca Qaraxii Zoobe

October, 21, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa caawa soo bandhigtay tirada guud ee dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay qaraxii lagu halaagsamay ...

Faah Faahin Dheraad ah Ayaa Ka sobaxeyso Gaari lagu xiray waxyaabaha qaraxa oo ku qarxay Meel U dhaw Maqaayada Karmel

October, 20, 2017
Qarax ayaa caawa fiidkii ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaa inta u dhaxeysa Isgoyska Banaadir iyo isbitaalka Digfeer, ...

{DAAWO SAWIRADA} Ciise Xuseen “Laba maalmood ayaa burburka ku hoos jiray”

October, 20, 2017
Lix maalmood kaddib qarixii lagu halaagsamay ee ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho, waxaa weli socda gurmadka ...

{DAAWO SAWIRADA} Shacabka Muqdisho Oo Salaadii Jimcaha Kadib Tegay Goobtii Qaraxa Ee Zoobe

October, 20, 2017
Boqolaal ka mid ah Shacabka Muqdisho ayaa Maanta waxa ay tageen Goobtii uu qaraxa qasaaraha badan geestay uu ...

Ciidamada Xoogga Dalka Oo Howlgallo Ka Wada Deegaano Ka Tirsan Shabeellaha Hoose

October, 20, 2017
Howlgalkaan ayaa Ciidamadu waxa ay ka wadaan deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose halkaas oo ay ...

Dowladda Itoobiya Oo Diyaarad Sida Dawooyin Soo Gaarsiisay Muqisho

October, 20, 2017
Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya waxaa Maanta soo gaartay diyaarad siday Daawooyin kala duwan oo ka timid ...