Monday, February 19th, 2018
Advertisements
Advertisements

Wasiir Maanta Gaaray Deegaanka Baanyaaley Dagmada Matabaan Ee Gobolka Hiiraan,

Published on June 19, 2017 by   ·   No Comments

Wasiirka dib u heshisiinta Maamul Goboleedka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar,  ayaa  maanta gaaray deeganka Baanyaley ee Dagmada Matabaan Gobolka Hiiraan oo dhawan u ka dhacay dagaal u dhexeeya labo maleeshiyaad beeleed Oo ka soo kala jeeda Gobollada Hiiraan iyo Galgaduud.

Deeganka Baanyaley ayaa waxaa hadda ku sugan  Saraakiil ka tirsan Ciidamada dowlada Federaalka iyo mid ka mid ah dhinacyadii dagalamay oo sida ay Hiiraanweyn Ushegeen qaar kamid ah dadkii la socday wafdiga maanta gaaray baanyaaley.

Yuusuf Dabageed ayaa  lagu wada inu kulan la qaato Saraakiisha ciidamada iyo waxgaradka deeganka  islamarkana u kala hadli doono xalinta dagaaladii ka dhacay deeganka Baanyaley  Dagmada Matabaan Ee Gobolka Hiiraan.

Boqashada yuusuf dabageed  ayaa waxaa ai imaaneysaa xili dhawaan ay ay maamulka hirshabelle ay shegeen in ay  bilaabayaan waan waanta iyo xalinta Coladaha Ka jiray baanyaaley,

 

 

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Duqa Muqdisho iyo Ganacsatada oo ka wada hadlay cabashooyinka jira

February, 19, 2018
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la yeeshay Guddiga Ganacsatada ...

Xukuumadda Somaliya Oo Amartay In La Xiro Dad Ka Ganacsada Cunnooyinka Gargaarka

February, 18, 2018
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Saraakiisha Wasaaradaas ay ...