Tuesday, January 16th, 2018
Advertisements
Advertisements

Al-shabaab oo dilay Kenyaan ka tirsanaa Ururkooda Iyo Sawirkiisa Oo La Helay

Published on July 16, 2017 by   ·   No Comments

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in Al-shabaab toogasho ku dileen mid ka mid ah Askarta Kenyaan ah ee ka bar bar dagaalama.

Sida uu qoray Wargeyska Daily Nation oo soo xiganayay Ehelada iyo saraaakiil Kenyaa ah ayaa shaqsigan la dilay ayaa lagu magacaabaa Mustaf Hassan Maxamed.

Sarkaalkan ayaa la sheegay in la dilay todobaadkii hore, markii uu ka soo hor-jeestay weerarada Al-Shabaab ka geysanayeen gobolka waqooyi bari Kenya.

Wararka ayaa sheegaya in muran soo kala dhex galay Sarkaalkan iyo Taliyeyaashiisa ay keentay in la dilo.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Al-shabaab iyo sarkaalkan Kenyaan ah ee la dilay isku maadhaafeen dilalka iyo weerarada Al-shabaab ay ka fulinayaan gobolka Waqooyi Beri Kenya, taasoo keentay in ay toogtaan.

Al-Shabaab ayaa horay u dilay muwaadiniin Kenyan ka barbar dagaalamayay, kaddib markii ay ku eedeeyeen in ay u basaasayeen Sirdoonka Kenya.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Si Maqaamkeedu Sarreyo Loogu so dhaweyay Magaalada Dhuusa-mareeb

January, 16, 2018
Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goor dhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.     Garoonka ...

Aragtida madaxweynaha Zimbabwe oo lacag noqotay!

January, 16, 2018
Ma doonaysaa in aad la kullantid madaxweynaha cusub ee Zimbabwe Emmerson Mnangagwa?, haddii ay jawaabtaadu 'haa' tahay, waa ...