Thursday, April 19th, 2018
Advertisements
Advertisements

Al-Shabaab oo Saldhigyo ka sameystay Gudaha Kenya

Published on July 15, 2017 by   ·   No Comments

Sida uu sheegay qabiir dhinaca amaanka ah oo udhashay dalka  Kenya oo lagu magacaabo Simiyu Werunga Al-shabaab waxa ay badaleen habkii ay uga dagaalami jireen Gudaha Kenya oo aheyd in ay weeraro ka geystaan ka dibna dib ugu soo noqdaan gudaha Soomaaliya.

Qabiirkaan dhanka amaanka oo weriyayaasha kula hadlaayay magaalada Nairobi ayaa sheegay in hadda Alshabaab ay saldhigyo Milatery ay ka dhax furteen gudaha Isla markaana ay weerarada ay ka qaadaan.

Isagoona intaasi ku sii daray in ay hadda saldhigyo military ay ka furteen Keymaha Bony oo ku yaalla magaalo xeebeedka Lamu.

Dhanka kale Gerald Mong’era oo ah madaxa warbaahinta ee xarunta ka hortagga Argagaxisada ayaa ugu baaqay  dadka Kenyaan ah in ay laamaha amaanka ay kusoo wergeliyaan marka ay arkaan dagaalyahanada Al-shabaab si looga hor taggo weeraradooda.

Kenya ayaa dhamaadkii isbuucii hore waxa ay sheegtay in ay duqeymo ay ku qaadayso Al-lshabaabka ku dhuumaalaysanaya Keymaha Bony ee magaaalo xeebeedka Lamu ee dalka Kenya.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Kooxo hubeysan oo Ganacsato Soomaaliyeed ku dilay Koonfur Afrika

April, 19, 2018
Kooxo burcad ah oo aan heybtooda la garaneyn ayaa xalay weerar ku qaaday goob Ganacsi oo ay muwaadiniin ...

{DAAWO SAWIRADA} Tuulo Suudaan ku Taala oo ay u dalxiis Tagaan basaasiinta Israa’iil!

April, 19, 2018
Tuulada Caruus oo ku taalla saxaraha dalka Sudan ee dhacda xeebta Badda Cas ayaa noqonaysa goobta ugu wanaagsan ...