Wednesday, August 23rd, 2017
Advertisements
Advertisements

{Aqriso} Ciyaartooydii Ugu Badneed Oo La Kala Iibsaday

Published on July 25, 2017 by   ·   No Comments

waxaa sanadkaan  aad u socodo dhaq dhaaqa suuuqa kala iibsiga waxaan magac dhabi doona

guud ahaan cayrtooyda sanadkaan ku soo biirtay kooxa aduunka ug dunka weyn

waxaaa ka mid james waxaa uu ka tagey real madrid waxaa uu ku biirey bayer  much waa bilaash

waxaa kala oo ka mid mahamed salax roma ayuu ka soo tagey livarpoll ayuu ku soo biirey

danilo waxaa uu macsalamey  real madrid waxuu ku biiray manchester city

mendy waxuu ka tagey as manco waxuu ku biirey man city

hakan c,alhanoglu waxaa uu ku biirey kooxda ac malin

john terry chalsea ayuu gabi ahaan ka tagey waxaa ku biirey kooxda heerka labaad ee aston villa

waxaa ka mid ah goolwalaha szczesny waxaa uu ka tagey arsanal waxuu ku biiery kooxda javntus talka taalaynka

rooney waxaa uu ka tagey manchr unteid waxaa ku beeray kooxda evrton

dougles costa bayer ayaa ka tagey juva  ayaa ku biiray waa bilaash

pepe waxaa uu macsalamy kooxda real madrid waxa uu ku beray beslktas

dani alves waxaa ka tagey java waxaa ku baarey bsg ee dalka faransiiska

ricardo rodriguez waxaa uu i maaday kooxda ac milan

kyle walkar waxaa ka tagey tottenham waxaa uu ku beeray kooxda manchestar city 50 malyan

adre silva kooxda ac malin ayaa la weregtay

alexandre lacazta waxaa uu ka tagey loyan waxaa uu ku biirey arsanal 65 malyan

bakayoko koxda as manco waxaa uu ku beerey kooxda chelsea

leonardo bonucci waxaa ka tagey juva waxaa uu ku baaray  kooxda ac malin

alvaro morta waxaa ka tagey real waxaa ku biirey chelsea

waxaa qoray Waxaa Qoray Wariyaha Dhinaca Ciyaaraha ee Hiiraanweyn

Cabdi shakuur cabdiqaadir cali shagraaa.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Angola oo maanta loo dareerayo doorasho guud

August, 23, 2017
Dalka Angola maanta waxaa loo dareerayaa codbixinta doorashada guud ee dalkaasi. Codbixiyeyaasha ayaa dooranaya shakhsigii badali lahaa madaxweyne Jose ...

Britain oo Beesha Caalamka ka codsatay in lagu garab siiyo caawinta dadka abaaraha ay saameeyeen ee ku nool Soomaaliya

August, 23, 2017
Dowladda Britain ayaa Beesha caalamka ugu baaqday in lagu garab siiyo dadaallada ay ku bixineyso caawinta dadka abaaraha ...

Maxkamadda sare ee Madrid oo lasoo taagay Afar nin oo lagu eedeeyey weerarkii ka dhacay Barcelona

August, 23, 2017
Maxkamadda sare ee Magaalladda Madrid ee dalka Spain waxaa lasoo taagay afar nin oo lagu eedeeyey inay ka ...

Xiisad u dhaxeysa Galmudug iyo Ahlusuna oo saaka ka taagan deegaanka Mareergur

August, 23, 2017
Xiisad u dhaxeysa Maamulka Galmudug iyo Ahlusuna ayaa saaka ka taagan deegaanka Mareergur ee gobolka Galgaduud, kaddib markii ...

Deg deg:- Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo Goordhaweed Jowhar ku Geeriyooday.

August, 22, 2017
Xildhibaan Aadan Macalin oo kamid ahaa Xildhibaanada Hir-Shabeelle ayaa Goordhaweed ku geeriyooday Isbitaal ku yaala Magaalada Jowhar ee ...

Madaxweynaha Soomaaliya Oo faah faahin Ka bixiyay Safarkii uu Ku Tagay Dalka Masar

August, 22, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo galabta dalka dib ugu soo laabtay ayaa faray Xukuumadda inay dabagal ku ...

{DAAWO SAWIRADA} Micheal Keating Oo Maanta Gaaray Magaalada Kismaayo

August, 22, 2017
Wafdiga maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka jubbada hoose ayaa waxaa hogaaminaayay Wakiilka gaarka ah ee Qaramada ...