Monday, November 20th, 2017
Advertisements
Advertisements

(DAAWO SAWIRADA) California: Nin Mukulaal dilay oo 16 sanoo xabsi ah lagu xukumay

Published on July 16, 2017 by   ·   No Comments

Maxkamad ku taal magaalada San Jose ee Gobolka California,Mareeykanka ayaa 16 sano oo xabsi ah ku xukuntay nin lagu helay inuu si kas ah u dilay Mukulaal.

Ninka Falkaan geystay oo lagu magacaabo Robert Farmer da’diisana lagu sheegay 26 jir, ayaa lagu helay inuu six un u ciqaabay dabadeedna dilay Mukulaal.

Robert Farner, ayaa falkaan geystay sanadkii 2015, Bishii Oc. 8-deeda, waxaana markii la qabanayay Booliska soo qabteen isagoo ku dhex hurdaya Gaarigiisa, sidoo kale waxaa dusha Gaarigiisa laga helay qeyb kamid ah Mukulaasha uu dilay oo jarjaran.

Robert Farmer, ayaa waxaa muuqaal ka duubay Kaamiro ku xirneyd meel u dhow goobta uu falka ka dhacay, waxaana Mukulaasha uu dilay da’deeda lagu sheegay 16 sano.

Goobta ay ka dhacday Maxkamadeynta Robert Farmer, waxaa goobjoog ahaa Haweeneyda iska lahayd Bisadda la dilay, waxeeyna aad usoo  dhaweysay go’aanka Maxkamadda.

http://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2017/07/

http://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2017/07/

http://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2017/07/

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Imaaraadka Carabta

November, 19, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi halkaas oo ay uga ...

{DAAWO SAWIRADA} Wasaaradda Dastuurka oo kulan la yeelatay Odayaasha Dhaqanka

November, 19, 2017
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La-socodka Dastuurka ee Baarlamaanka, iyo Guddiga Madaxabanaan ee dib-u-eegista Dastuurka ayaa maanta kulan wadatashi ...