Thursday, April 19th, 2018
Advertisements
Advertisements

{DAAWO SAWIRADA} Xulka Qaranka Germany oo markii ugu horeeysay taariikhda qaaday koobka Qaaradaha !!

Published on July 4, 2017 by   ·   No Comments

Xulka kubada cagta Qaranka Germany ayaa markii ugu horeeysay ku guuleeystay koobka Qaaradaha Aduunka oo si xiise leh uga socday garoomo ku yaala gudaha dalka Ruushka .

Jarmalka oo heysta Koobka Aduunka ayaa kulan Fiinaal ah waxeey fooda is dareen xulka Chile oo soo qaaday koobka Laatiin Amerika . Koobakaan oo loo yaqaan FIFA Confederation Cup ayaa aalaaba waxaa loo dhigaa wadamada soo qaada koobabka Qaaradahooda .

Xulka Germany oo xili ciyaareedkaan la soo shir tagay laacibiin aad u da´yar oo cusub ayaa waxeey 1-0 ku garaaceen xulka Qaranka Chile waxaana Jarmalka goolka agoonka ah u saxiixay ciyaaryahan Lars Stindl (daqiiqadii 20-aad) .




Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Kooxo hubeysan oo Ganacsato Soomaaliyeed ku dilay Koonfur Afrika

April, 19, 2018
Kooxo burcad ah oo aan heybtooda la garaneyn ayaa xalay weerar ku qaaday goob Ganacsi oo ay muwaadiniin ...

{DAAWO SAWIRADA} Tuulo Suudaan ku Taala oo ay u dalxiis Tagaan basaasiinta Israa’iil!

April, 19, 2018
Tuulada Caruus oo ku taalla saxaraha dalka Sudan ee dhacda xeebta Badda Cas ayaa noqonaysa goobta ugu wanaagsan ...