Saturday, January 20th, 2018
Advertisements
Advertisements

{DAAWO SAWIRADA}Afti aan rasmi ahayn oo ka dhacday dalka Venezuela

Published on July 17, 2017 by   ·   No Comments

Kormeerayaasha doorashooyinka ee dalka Venezuala ayaa sheegaya in in ka badan todobo milyan oo qof ay ka qeyb qaateen afti aan rasmi ahayn oo uu soo abaabulay mucaaradka, aftidaas oo ay ku diidan yihiin qorshaha dowladdu ay ku doonayso in ay dib ugu qorto dastuurka.

Natiijada aftidaas weli ma cadda. Madaxweyne Nicolas Maduro ayaa ku tilmaamay mid aan micno lahayn.

Dhinaca kale, ugu yaraan hal ruux ayaa ku dhintay dalkaasi Vanezuewela, kaddib markii Rag hubaysan oo mootooyin wata ay rasaas ku fureen dad ku sugnaa duleedka caasimadda Caracas kuwaas oo codkooda dhiibanayay.

Dad dhowr ah ayaa ku dhintay rabshadaha ka socda dalkaasi Venezuewela ee la xiriira diidmada la diidanyahay in xukuumadda ay badesho dastuurka iyo dhaqaalaha sii xumaanaya.

Dad ku dhawaaqaya hadallo ka dhan ah madaxweyne Maduro iyaga oo ag maraya meel codka laga dhiibanayo oo ku taalla CaracasLahaanshaha sawirkaREUTERS
Qaar ka mid ah Qurbajoogta Venezuela ayaa iyaguna codkooda dhiibtay sida kuwan ku sugan magaalada LimaLahaanshaha sawirkaREUTERS

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Qaabka uu u dhacay Shilka Diyaaradeed Ee Ka Dhacay Garoonka Aadan-Cadde Ee M/Muqdisho

January, 20, 2018
Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Goordhow ee Sabtida Maanta ah waxaa ka dhacay Shil Diyaaradeed ...

Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Garoonka Aadan Cadde

January, 20, 2018
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, goor dhaw waxaa Garoonka ...