Friday, January 19th, 2018
Advertisements
Advertisements

DEG DEG Askari ka tirsana Ciidanka NISA oo lagu toogtay Baladweyne

Published on July 16, 2017 by   ·   No Comments

Kooxo hubeysan ayaa gordhow oo caawa xaafadda Howlwadaag ee Magaalada Baladweyne Ku dilay allaha unaxariiste askari ka tirsana ciidamada nabad sugida ee gobolka Hiiraan.

Goob joogayaal ayaa Hiiraanweyn u sheegay in askariga ay toogteen kooxo hubeysan islamarkana ay ka qaateen qorigii u watay marxuum-ka .

Kooxda dilka geystay ayaa goobta ka baxsaday ilaa iyo hadda ma jirto cid loo soo qabtay.

Saraakiil ka tirsan ciidamada nabad sugida Magaalada Baladweyne ayaa Hiiraanweyn u sheegay in lagu dabo joogo kooxihi ka dambeyay dilka askariga.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{AKHRISO} Nin Bilyan dheer ku noqday saacado gudahood

January, 19, 2018
Ninka asaasay shirkadda tagaasiista ee Uber Travis Kalanick ayaa si rasmi ah u noqday bilyan dheer saacado gudahood, ...

Madaxweynaha Soomaliya Oo Amray In Aan La Bixin Dhul Dowladeed

January, 19, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu ka walaacsanyahay jiritaanka warar sheegaya ku xadgudub dhulalka ...