Ugu yaraan todobo ruux oo u shaqaynayey hay’ada samafalka ee lagu magacaabo GREDO ayaa lagu afduubtay inta u dhaxaysa Daynuunaay iyo Baydhabo ee Gobolka Baay, waxaana la rumaysan yahay inay ka dambeeyaan ururka Alshabaab sida uu maamulka degmada buur hakabo oo sheekey.
Cabdiraxmaan Xasan Cabdi oo kamid maamulka degmada Buur-hakabo ayaa sheegay inay shaqaalahaasi iyo gaariga ay la socdeeen ay aftduubten Al-Shabaab kadibna uu la aadeen dhul howd ah.
AL.shabaab Ilaa Hada kama aysan hadlen eedeyntaah ineey afdoobeen shaqaalaha ka shaqeeyney Hay’ad samafal ah