Monday, November 20th, 2017
Advertisements
Advertisements

{DHAGEEYSO} War Deg Deg Ah:.Dab Xoogan oo ka Kacay Deegaanka Afcad Ee Gobolka Hiiraan.

Published on July 15, 2017 by   ·   No Comments

Wararka ka imaanayo Deegaanka Afcad oo udhaxeeyo Degmaayinka Jalalaqsi  Iyo Buulo Burde Ee Gobolka Hiiraan  Ayaa waxa ay sheekayaan in halkaasi uu manta ka kacay Dab Xoogan oo Geeystay Qasaaro Hantiyadeed.

In kabadan 60 Xarumood oo is kugu jirto Goobo Ganacsi iyo Guryo ay daganaayeen Dad Shacab ah  ayuu Dabka Gubay Sida Uu Radio Hiiraanweyn Uga Warbxiyey Ganacsade  Maxamed Cilme Oo kamid ah Ganacsatada Deegaanka Afcad.

Ganacsade  Maxamed Cilme ayaa ugu baaqay Hay’adaha samafalka iyo Dowlada dhaxe ineey Gurmad Deg deg ah lasoo Gaaran Dadka ku gurya belay Deegaanka Afcad ee hoos taga Degmada Jalalaqsi Ee Gobolka Hiiraan.

Dabkan ayaa ka kacay goob maqaayad ah oo laga cunteeyo sida uu mar kale sheekey Ganacsade maxamed cilme oo kamid ah ganacsatada Deegaanka Afcad ee Gobolka Hiiraan.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Imaaraadka Carabta

November, 19, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi halkaas oo ay uga ...

{DAAWO SAWIRADA} Wasaaradda Dastuurka oo kulan la yeelatay Odayaasha Dhaqanka

November, 19, 2017
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La-socodka Dastuurka ee Baarlamaanka, iyo Guddiga Madaxabanaan ee dib-u-eegista Dastuurka ayaa maanta kulan wadatashi ...