Sunday, November 19th, 2017
Advertisements
Advertisements

{DHAGEYSO} Xildhibaan Qoono:-,Ma kala Badnaan Karaan Miisaaniyada Maamul Goboleedyada

Published on July 16, 2017 by   ·   No Comments

Xildhibaan Maxamed Xasan Ibraahim (Qoone) oo  hadlay idaacadaha Muqdisho ayaa sheegay in aysan suura gal aheyn in miisaaniyada maamul Goboleedyada la kala badiyo waliba lacag ay bixineyso dowlada dhaxee ee Soomaaliya

waa laga yabaa in lakala badiyo mashaariicda horumarinta oo ay dowlada kutaageeraan hayadaha deeqbixiyayaasha lakiin kaalmada dowlada ma kala badan karto .waan ogahay in auy kala horeyeen dhismaha maamul Goboleedyada lakiin sax ma ahan in miisaaniyada dhaqaalaha ay kala badnaadaan,ayuu yiri Xildhibaan Maxamed Xasan Qoono,

Hadalkan ka sobaxay Xildhibaan Qoono ayaa waxaa u imanayaa xili shalay ay so if baxday  miisaaniyad Maamul Goboledyada taas oo ay kala badneed qorshaha ay wasarada maaliyada soobandhigtay ,waxana ay sababtay muran iyo kala shaki in ay dhalisay,

 

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Dowlada Mareykanka oo Diyaarado Lagula dagaalamo Shabaab ku wareejiyay Uganda…

November, 19, 2017
Waaxda Gaashaandhigga ee dalka Maraykanka “THE PENTAGON” ayaa ku dhawaaqday inay Ciiddanka Uganda ka jooga Somalia ku taageeri ...

{Akhriso} Maamulka Puntland Iyo Dowladda Shiinaha Oo Heshiis Cusub Kala Saxiixday

November, 19, 2017
Madaxweynaha dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Danjiraha dalka China ee Soomaliya Mr. Qin Jian ...