Thursday, April 19th, 2018
Advertisements
Advertisements

Dowladda Iiran oo eedeyn kulul u jeedisay Israel

Published on July 16, 2017 by   ·   No Comments

Dowladda Iiraan ayaa si kulul uga hadashay dhibaatada ay dowladda Israeli ay ku heyso dadka falastiyiinta ah ee ku sugan Masjidka Al-aqsa.

Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arimaha dibada ee dalka Iiran oo lagu magacaabo Bahram Qassemi ayaa sheegay in dowladda Israel ay geysatay falal ka baxsan xuquuqul insaanka.

Dowladda Iiran ayaa sheegtay in dhibaatada ay dowladda Israel ku heyso Falastiyiinta in ay tahay mid aan indhaha laga qarsankarin.

“Waxaa maalinkaste la dilaa Caruur, haween iyo dad waayeel ah oo reer falastiin ah, waana arrin laga Argagaxo” ayuu yiri Bahram Qassemi.

Waxaa uu sidoo kale intaasi hadalkaasi uu kusii daray “ Dowladda  Israel waxa ay waddaa beegsi aan joogsi laheyn kasoo inta badan lagu weerarayo goobaha Ciidamada Sida Masjidka Aqsa

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Kooxo hubeysan oo Ganacsato Soomaaliyeed ku dilay Koonfur Afrika

April, 19, 2018
Kooxo burcad ah oo aan heybtooda la garaneyn ayaa xalay weerar ku qaaday goob Ganacsi oo ay muwaadiniin ...

{DAAWO SAWIRADA} Tuulo Suudaan ku Taala oo ay u dalxiis Tagaan basaasiinta Israa’iil!

April, 19, 2018
Tuulada Caruus oo ku taalla saxaraha dalka Sudan ee dhacda xeebta Badda Cas ayaa noqonaysa goobta ugu wanaagsan ...