FAAH FAAHIN DHEERAD AH.Dad Ku Dhintay Kaawo kusoo duntay Magalada Muqdisho

0
20

Ugu yaraan 1 qof ayaa ku dhintay ka dib markii ay Kaawo kusoo duntay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir.

Kaawada ayaa lagu soo waramaya xilliga ay dumeysay in ay ku gudajireen qodisteeda Shaqaalaha ka shaqeeya Kaawadaasi.

Maxamed Xuseen Abgow oo ka mid ah dadka ka shaqeeya Kaawada ayaa  sheegay in Kaawadu ay soo duntay xilli ay ku gudajireen.

Waxaa uu sheegay in Shaqaalaha ay ka shaqeeya Kaawada ay dhowr jeer la kulmeen dhacdooyin Nuucaan oo kale ah .

Dowladda Soomaaliya ayuu ku eedeeyay in aysan siin Shaqaalaha Kaawadda qalabkii ay u baahnaadeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here