Monday, November 20th, 2017
Advertisements
Advertisements

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo Gaalkacyo kula Shiray Saraakiisha Amniga

Published on July 16, 2017 by   ·   No Comments

Madaxweyne Kuxigeenka Maamulka Puntland C/xakiin C/llaahi Cumar Cameey ayaa gaaray Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug,waxaana uu Waqooyiga Gaalkacyo kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Puntland ee Gobolka Mudug.
Madaxweyne Kuxigeenka ayaa Kulan ay Albaabada u xiran yihiin la qaatay Madaxda Maamulka Gobolka Mudug Ee Puntland iyo Saraakiisha Ciidamada,waxaana uu kala hadlay Ammaanka Gobolka Mudug iyo Heshiiskii Maamulada Puntland iyo Galmudug halka uu ku dambeeyay.
C/xakiin C/llaahi Cumar Cameey ayaa faray Laamaha Ammaanka Gobolka Mudug ee Puntland in ay Xaqiijiyaan Ammaanka Gaalkacyo oo Mudooyinkii dambe ay ka jireen Dilal Qorsheysan.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Imaaraadka Carabta

November, 19, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi halkaas oo ay uga ...

{DAAWO SAWIRADA} Wasaaradda Dastuurka oo kulan la yeelatay Odayaasha Dhaqanka

November, 19, 2017
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La-socodka Dastuurka ee Baarlamaanka, iyo Guddiga Madaxabanaan ee dib-u-eegista Dastuurka ayaa maanta kulan wadatashi ...