Sunday, July 23rd, 2017
Advertisements
Advertisements

Maxay ka hadlayaan Xildhibaanada Golaha Shacabka Maanta ?

Published on July 15, 2017 by   ·   No Comments

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta kulan ku yeelanaya Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Kulanka  Xildhibaanada waxaa loogu hadli rabaa arrimo la xiriira Hanaanka dib u eegista Miisaaniyada Dowladda ee sanadkan 2017.

Masuuliyiin ka tirsan Wasaarada Maaliyada Xukuumada Soomaaliya ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka Maanta ka hor aqrinaya Hanaanka dib u eegista Miisaaniyada Dowladda.
Aqrinta ka dib ayaa Xildhibaanada waxa ay guda galayaan dood ku saabsan Miisaaniyada Dowladda.

Sidoo kale Xildhibaanada ayaa aragtidooda ka dhiiban doono Miisaaniyada Dowladda oo si KMG ah horay loogu ansixiyay bilowda sanadkaan 2017.

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa horay Wasaarada Maaliyada dib ugu celiyay Miisaaniyada dowladda oo ay ku sheegeen in ay qalad tahay waxaana loogu baaqay Wasaarada Maaliyada iney soo saxdo waxaana xilligaasi si KMG ah loogu ansixiyay 3 bil oo keliya.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Dowladda oo War kasoo saartay Maxaabiistii laga soo celiyay Itoobiya

July, 23, 2017
Ugu Yaraan hal qof ayaa ku dhintay ka dib markii Konteenar saarnaa Markabka ay dejinaayay Shaqaalaha dekedda Magaalada ...

Shaqaale ku dhintay Kunteenar ku dala dhacay Dakada Muqdisho

July, 23, 2017
Ugu Yaraan hal qof ayaa ku dhintay ka dib markii Konteenar saarnaa Markabka ay dejinaayay Shaqaalaha dekedda Magaalada ...

Xildhibaan Mahad Salaad“Dalkaan laguma maamuli karo Wareegto iyo War saxaafadeed”

July, 23, 2017
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa si adag uga fal celiyay go’aanada ay soo saaraan hey’adaha amniga dalka, isagoo ...

Wasiir Xoosh oo Ka hadlay Go aankii Ay Ka qaateen Baarlamaanka 8-dii Xildhibaan Oo Doorashadooda Muran Kajirtay

July, 23, 2017
Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in baarlamaanka aysan awood u laheyn inay jabiyaan go’aankii ay ...

{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne Cosoble Oo So gabagabeyay Tartan Kubada Cagta Oo Baladweyne Ka socday

July, 23, 2017
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa manta ka qeeyb galay Ciyaartii ugu danbeeysay ee lagu soo ...

Nabad Sugidda Soomaaliya oo saraakiil Al-shabab ka tirsan ku qabatay Magaalada Gaalkacyo

July, 23, 2017
Ciidamada Nabad Sugidda Soomaaliya ayaa howlgal ay ka fuliyeen Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug waxaa ay ku ...

Al-shabaab oo Odayaasha Gobolka Sh/hoose kaarar aqoonsi ah u sameeyay

July, 23, 2017
Xarakada Al-shabaab ayaa Odayaasha Gobolka Shabeellaha hoose u qabatay Dowro ama Siminaar lagu barayay kutubta qaar,waxaana Odayaasha oo ...