Tuesday, October 17th, 2017
Advertisements
Advertisements

{DAAWO SAWIRADA} Gaadiid Boolis Oo Lagu wareejiyay Madaxda Galmudug iyo Puntland

Published on August 10, 2017 by   ·   No Comments

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya JEN. C/xakiin Daahir Saciid (Saacid) ayaa maanta ilaa lix baabuur ku wareejiyay Maamuladda Galmudug iyo Puntland,kuwaaso ka so dagay Dakadda Magaalada Boosaaso todobaadkii hore.waxaana goob joog ahaa Madaxweyne ku xigeenada Galmudug iyo Puntland.

Taliyaha Ciidamada Soomaaliya JEN saacid ayaa tilmaamay in u waqti badan u galiyay sidii baabuurtan ay soomaaliya u heli-lahady,kuwaaso muddo labo sanno ah ku xanibnaa Dalka jabuurti,waxaana uu mahadceliyay Punltand oo baabuurta markii ay so dageen dayactir weyn ku samaysay.

Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland JEN C/qaadir Shire Faarax Erag ayaa isna geeskiisa sheegay in baabuurta afar ka mid ah lo qorsheeyay inay ku shaqeeyan ciidamada isku dhafka ah ee howlgalada ka bilaabidoona magaalada Gaalkacyo.

sidoo kale, Taliye ku xigeenka booliska Maamulka Galmudug Xabeeb ayaa xusay in baabuurtan ay ciidamadu dhaqaalaysandoonan,una isticmaalidoonana howlaha dadweynaha.

 

    

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Goobaha ganacsiga & iskuulada Kismaayo oo Manta la xiray iyo dibad-bax Xoogan oo ka Bilowday

October, 17, 2017
Banaanbax looga soo horjeedo qaraxii lagu hoobtay ee ka dhacay Isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho isla markaana loogu ...

Kuuriyadda Koonfureed oo War kasoo saartay Qaraxii Zoobe

October, 17, 2017
Wasaaradda arrimaha dibedda ee Kuuriyada Koonfureed ayaa maanta si adag u cambaareeysay qaraxii ugu dambeeyay ee ka dhacay ...

Waaxda Gaashaandhigga Maraykanka Oo Sheegtay Inay Diyaar U Yihiin Taageero Ay Siiyaan Soomaaliya

October, 17, 2017
Waaxda Gaashaanigga Maraykanka (The Pentagon) ayaa ku dhawaaqay inay kordhin doonaan taageeradda ay siiyaan DFS, haddii ay ka ...

Dowlada Qadar: Ayaa Shegtay Qaraxii Muqdisho Ka dhacay In Ay Ka danbeyeen Isbaheysiga Sucuudiga’

October, 17, 2017
Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar Sheekh Mohammed bin Abdulrahman Al-Thani ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka aargoosanayaan waxa uu ...

Warar Dheraad ah ayaa Ka sobaxaayo Diyaarado xalay duqeyn ka geystay Sh.hoose

October, 17, 2017
Diyaarado dagaal ayaa xalay duqeyn ka geystay degaanka Awdheegle ee Gobolka Shabeelaha hoose iyada o khasaare isugu jira ...

Waxaan Shaki Ka jirin in ay jiraan dad nool oo ku hoos jira dhismayaasha ku bur buray qaraxii Isgoyska Zoobe

October, 17, 2017
Waxaa soconaya gurmad xooggan oo laga wado goobtii uu qaraxa ka dhacay Sabtidii todobaadkan ee Isgoyska Zoobe, waxaana ...

DHAGEYSO: Dowlada Jabuuti Oo Qaaday Talaabo Ay Ku Farxen Shacabka Soomaaliyed

October, 17, 2017
Safiirka Dalka Jabuuti ee Soomaaliya Aadan Xasan Aadan oo ka hadlay werarkii dhawaan ka dhacay Muqdisho iyo khasaaraha ...