Wednesday, August 23rd, 2017
Advertisements
Advertisements

{DAAWO SAWIRADA} Sidee Bullo-Burte Loogu So Dhaweyay Wasiirka Maliyada Hirshabeelle

Published on August 12, 2017 by   ·   No Comments

Wafdi uu hogaaminaayo wasiirka maliyada dowlada gobaleedka hirshabeelle saki cabdi xaraare ayaa manta si weyn logu so dhaweyay dagmada bullo-burte Ee gobalka hiiraan waxaana garoonka diyaaradaha dagmada bullo-burte ku so dhaweyay ururka dhalinyarada, ururka haweenka, odiyaasha dhaqanka, sarakiisha cidamada somalida iyo kuwa amisom

so dhaweyn kadib wasiirka iyo wafdigiisa waxaa loso galbiyay gudaha dagmada gaar ahaan hoteel camaloow halkaas uu kulamo kula qaatay qebaha kala duwan dagmada bullo-burte

wasiir saki ayaa shegay in uu la kulmi doono sharakiisha cidamada iyo waliba waxgaradka dagmada waxa uuna so hadal qaaday wasiirku xernaasha wadooyinka dagmada bullo-burte waxa uu bulshada reer bullo-burte ugu baaqay iney la shaqeyaan maamulka si lo helo amni buuxa

wa markii ugu horeysay uu wasiirka maliyada hirshabeelle so gaaro dagmada bullo-burte  tan iyo markii uu qabtay xilkaas

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Angola oo maanta loo dareerayo doorasho guud

August, 23, 2017
Dalka Angola maanta waxaa loo dareerayaa codbixinta doorashada guud ee dalkaasi. Codbixiyeyaasha ayaa dooranaya shakhsigii badali lahaa madaxweyne Jose ...

Britain oo Beesha Caalamka ka codsatay in lagu garab siiyo caawinta dadka abaaraha ay saameeyeen ee ku nool Soomaaliya

August, 23, 2017
Dowladda Britain ayaa Beesha caalamka ugu baaqday in lagu garab siiyo dadaallada ay ku bixineyso caawinta dadka abaaraha ...

Maxkamadda sare ee Madrid oo lasoo taagay Afar nin oo lagu eedeeyey weerarkii ka dhacay Barcelona

August, 23, 2017
Maxkamadda sare ee Magaalladda Madrid ee dalka Spain waxaa lasoo taagay afar nin oo lagu eedeeyey inay ka ...

Xiisad u dhaxeysa Galmudug iyo Ahlusuna oo saaka ka taagan deegaanka Mareergur

August, 23, 2017
Xiisad u dhaxeysa Maamulka Galmudug iyo Ahlusuna ayaa saaka ka taagan deegaanka Mareergur ee gobolka Galgaduud, kaddib markii ...

Deg deg:- Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo Goordhaweed Jowhar ku Geeriyooday.

August, 22, 2017
Xildhibaan Aadan Macalin oo kamid ahaa Xildhibaanada Hir-Shabeelle ayaa Goordhaweed ku geeriyooday Isbitaal ku yaala Magaalada Jowhar ee ...

Madaxweynaha Soomaaliya Oo faah faahin Ka bixiyay Safarkii uu Ku Tagay Dalka Masar

August, 22, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo galabta dalka dib ugu soo laabtay ayaa faray Xukuumadda inay dabagal ku ...

{DAAWO SAWIRADA} Micheal Keating Oo Maanta Gaaray Magaalada Kismaayo

August, 22, 2017
Wafdiga maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka jubbada hoose ayaa waxaa hogaaminaayay Wakiilka gaarka ah ee Qaramada ...