Monday, December 11th, 2017
Advertisements
Advertisements

{DAAWO SAWIRADA} Waxaa Horumar Dhinaca Tacabka ah Laga Dareemayaa Beeraha Bullo burte

Published on August 11, 2017 by   ·   No Comments

Beeraleyda dagmada Bullo burte ee Gobolka hiiraan ayaa bilaabay  dib u so celinta Dacabka beerahooda kadib mudo dheer oo aan wax taba ah laga sameynin deganada Dhul beereedka hoos tago dagmada Bullo burte Ee Gobolka hiiraan.

 

 

Qaar kamid ah beeraleyda Bullo burte oo lahadlay warbaahinta hiiraanweyn ayaa shegay in tacabka beeraha ay dib u bilaabeen markii ay ogaadeen faa idada u leyahay wax soosaarka beeraha dalka,

 

 

Beeraleyda ayaa ishegay in aysan wax taageero ah ka helin hayadaha qaramada ka howlgalo dagmada buullo burte  kuwaas oo ay sheegaan in ay taageeraan beraleyda degaanka,

 

 

Cabdi Casiis Maxamed Xuseen oo kamid ah beeraleyda deegaanka daba dheere oo lahadlay radio hiranweyn  ayaa sheegan in uu ku faraxsan yahay in uu  beertiisa qoto asigoo aan waxkaalmo kaalmo ah ka sugin  hayadaha samafalka .

 

Talaabadan ay beeraleyda dib uga tacbanayaan  beerahooda ayaa ah talaabo wanaagsan  oo kor u qaadeyso rajada beeraleyda reer Bullo burte ,

 

Maxamed Cismaan makaraan oo katirsan shaqaalaha Hiiraanweyn ayaa booqday degaanka dabo dheere oo bullo burte qayaastii dhinaca Bari uga beegan 9 KM waxana uu halkaas ku soo arkay dhul beereed aad u baaxad weyn  oo ay tacbanayaan  dad soomaaliyeed oo gaarayo ilaa 150 Qof  ,

 

Meelaha qaar waxaa aad arkeysaa jawaano ay ku jiraan dalagyadii u so go ay dadka beeraleyda ah dadka qaar kiis waxaa u so go ay qofkii ku dhawaad 30 Loor gaey ah ama masago iyo si sin waana mida sara u qaadeyso rajada beeraleyda Dagmada Bullo burte ee Gobolka hiiraan Ayaa ,:yiri Makaraan,

SAWIR QAADE MAXAMED MAKARAN

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Banaadir oo 3-0 ku dhufatay Xiddigaha Galmudug cayaar qeyb ka ah Tartanka maamul gobolleedyada

December, 11, 2017
Kulankan oo qeyb ka ah Tartanka maamul gobolleedyada ayaa waxaa ku awood sheegtay xulka Kubadda Cagta gobolka Banaadir ...

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay magaalada Istanbuul,

December, 11, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay magaalada Istanbuul ee dalka ...