Tuesday, October 17th, 2017
Advertisements
Advertisements

{DHAGEEYSO} Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Ka Hadlay Mooshinka Laga Wado Madaxweynaha Hirshabelle

Published on August 12, 2017 by   ·   No Comments

Iyadoo Qaar Kamid ah Xildhibaanada  Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle Ay wadaan  olole ka dhan ah Madaxweyne Cali C/llaahi Cosoble, iyagoo si weyn uga soo hor-jeestay illaa 7 degmo oo uu labo todobaad gudahood ku magacaabay Ayaa waxaa arintaasi ka hadlay maamulka Gobolka Hiiraan.

Afayeenka Maamulka Gobolka Hiiraan Maxamed Cali Noor Dabaashi ayaa sheekey in aan loo baahneeyn xiligan la keeno Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha waxa uu tilmaamay in Degmooyinka Cusub ee Gobolka Hiiraan ayba yar yahiin loona baahan yahay in lasi Kordhiyo.

Afayeenka Maamulka Gobolka ayaa sheekey in Gobolka Hiiraan oo mudan yahay in laga dhigo labo Gobol iyo waxii ka badan xildhibaanada aysan ku mashquulin arimahaas.

Halkan Hoose Ka Dhageeyso Warbixintan 

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Goobaha ganacsiga & iskuulada Kismaayo oo Manta la xiray iyo dibad-bax Xoogan oo ka Bilowday

October, 17, 2017
Banaanbax looga soo horjeedo qaraxii lagu hoobtay ee ka dhacay Isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho isla markaana loogu ...

Kuuriyadda Koonfureed oo War kasoo saartay Qaraxii Zoobe

October, 17, 2017
Wasaaradda arrimaha dibedda ee Kuuriyada Koonfureed ayaa maanta si adag u cambaareeysay qaraxii ugu dambeeyay ee ka dhacay ...

Waaxda Gaashaandhigga Maraykanka Oo Sheegtay Inay Diyaar U Yihiin Taageero Ay Siiyaan Soomaaliya

October, 17, 2017
Waaxda Gaashaanigga Maraykanka (The Pentagon) ayaa ku dhawaaqay inay kordhin doonaan taageeradda ay siiyaan DFS, haddii ay ka ...

Dowlada Qadar: Ayaa Shegtay Qaraxii Muqdisho Ka dhacay In Ay Ka danbeyeen Isbaheysiga Sucuudiga’

October, 17, 2017
Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar Sheekh Mohammed bin Abdulrahman Al-Thani ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka aargoosanayaan waxa uu ...

Warar Dheraad ah ayaa Ka sobaxaayo Diyaarado xalay duqeyn ka geystay Sh.hoose

October, 17, 2017
Diyaarado dagaal ayaa xalay duqeyn ka geystay degaanka Awdheegle ee Gobolka Shabeelaha hoose iyada o khasaare isugu jira ...

Waxaan Shaki Ka jirin in ay jiraan dad nool oo ku hoos jira dhismayaasha ku bur buray qaraxii Isgoyska Zoobe

October, 17, 2017
Waxaa soconaya gurmad xooggan oo laga wado goobtii uu qaraxa ka dhacay Sabtidii todobaadkan ee Isgoyska Zoobe, waxaana ...

DHAGEYSO: Dowlada Jabuuti Oo Qaaday Talaabo Ay Ku Farxen Shacabka Soomaaliyed

October, 17, 2017
Safiirka Dalka Jabuuti ee Soomaaliya Aadan Xasan Aadan oo ka hadlay werarkii dhawaan ka dhacay Muqdisho iyo khasaaraha ...