Sunday, February 18th, 2018
Advertisements
Advertisements

{DHAGEEYSO} Wasaaradda Amniga oo ka Faah faahin Ka Bixisay Qaraxii xalay ka dhacay Muqdisho

Published on August 11, 2017 by   ·   No Comments

Afhayeenka Wasaaradda Amniga dowladda Soomaaliya Axmed Maxamed Maxamuud ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay fashiliyeen Qaraxii xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Waxaa uu sheegay in Qaraxaasi la doonaayay in lagu dhibaateeyo Shacabka Soomaaliyeed ee Muqdisho kunool.

 Qarax loo adeegsaday Gaari walxaha Qarxa laga soo buxiyay ayaa fiidnimadii xalay ka dhacay Wadada Maka Al-mukarama ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan ka soo horjeedka Carwo Al-kowther.

Saraakiisha ammaanka ayaa sheegay Gaarigan Qarxay in ay markii horeba ka war hayeen, uuna halkaasi soo dhigay ninkii waday, kana cararay markii ay ogaadeen Ciidanka ammaanka, kadibna lahakiyay dhaqdhaqaaqa wadadaasi, sidaasina uu ku Qarxay.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Daawo Yaa Ka Danbeeyay In Laxiro Suuqa Bakaaraha

February, 18, 2018
Yaa Ka Danbeeyay In Laxiro Suuqa Bakaaraha

{DAAWO SAWIRADA} Booliska Muqdisho oo qabtay Rag ka ganacsanayay maandooriye

February, 18, 2018
Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka sameeyeen Xaafadda Gubadley ee degmada Kaaraan waxa ay kusoo qabteen rag ...