Wednesday, August 23rd, 2017
Advertisements
Advertisements

Dinel alves; Neymar Waxaa Ka Caawiyay In Uu Ku Soo Biiro BSG

Published on August 6, 2017 by   ·   No Comments

Daaficii Hore Ee Barelona Iyo Kooxda Juvantus Ee Alves Ayaa Warbaahinta U Sheegay

In sxbkiisa aay isku qaranka yihiin ee neymar kaalin muuqada ku lahaaa in sanadkaan u maado

kooxda reer france ee BSG

Neymar ayaa si rasmi ah ku soo biiray kooxda BSG.

wiilkaan ayaaa kooxda barca  waxa uu ugu soo dhaqaaqay lacago aan caadi ahayn.

Lacagta ayaaa laku qiyaasay 222m   u na dhaganta 197m poun

alves ayaa yari’

alves . neymar. waxaan. ka caawiyay in ku soo biiro BSG;

dhowr malmood ayaa. u lahadlay.

waxuuna igu yari. kooxda kwrn.

waxaan ku jwb sxb kooxda waxaa koox wgsan

soo dhowaw ayaaa hadalkiisa ku soo gaba gabeyay;…..

alves waa shaqsi ka tirsan BGS

 

 

 

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Angola oo maanta loo dareerayo doorasho guud

August, 23, 2017
Dalka Angola maanta waxaa loo dareerayaa codbixinta doorashada guud ee dalkaasi. Codbixiyeyaasha ayaa dooranaya shakhsigii badali lahaa madaxweyne Jose ...

Britain oo Beesha Caalamka ka codsatay in lagu garab siiyo caawinta dadka abaaraha ay saameeyeen ee ku nool Soomaaliya

August, 23, 2017
Dowladda Britain ayaa Beesha caalamka ugu baaqday in lagu garab siiyo dadaallada ay ku bixineyso caawinta dadka abaaraha ...

Maxkamadda sare ee Madrid oo lasoo taagay Afar nin oo lagu eedeeyey weerarkii ka dhacay Barcelona

August, 23, 2017
Maxkamadda sare ee Magaalladda Madrid ee dalka Spain waxaa lasoo taagay afar nin oo lagu eedeeyey inay ka ...

Xiisad u dhaxeysa Galmudug iyo Ahlusuna oo saaka ka taagan deegaanka Mareergur

August, 23, 2017
Xiisad u dhaxeysa Maamulka Galmudug iyo Ahlusuna ayaa saaka ka taagan deegaanka Mareergur ee gobolka Galgaduud, kaddib markii ...

Deg deg:- Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo Goordhaweed Jowhar ku Geeriyooday.

August, 22, 2017
Xildhibaan Aadan Macalin oo kamid ahaa Xildhibaanada Hir-Shabeelle ayaa Goordhaweed ku geeriyooday Isbitaal ku yaala Magaalada Jowhar ee ...

Madaxweynaha Soomaaliya Oo faah faahin Ka bixiyay Safarkii uu Ku Tagay Dalka Masar

August, 22, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo galabta dalka dib ugu soo laabtay ayaa faray Xukuumadda inay dabagal ku ...

{DAAWO SAWIRADA} Micheal Keating Oo Maanta Gaaray Magaalada Kismaayo

August, 22, 2017
Wafdiga maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka jubbada hoose ayaa waxaa hogaaminaayay Wakiilka gaarka ah ee Qaramada ...