Sunday, February 18th, 2018
Advertisements
Advertisements

in kabadan 42 qof oo ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay Masar

Published on August 12, 2017 by   ·   No Comments

Ugu yaraan 42 qof ayaa ku dhimatay kadib markii shil tareen uu ka dhacay magaallo xeebeedka dalka Masar ee Alexandria, sida wasaaradda Caafimaadka ay sheegtay.

Warbaahinta dowladda ee MENA, ayaa warisay in laba tareen ay isku dheceen shalay oo jimco aheyd.

Wasiirka gaadiidka dalkaasi Hishma Arafat, ayaa shilkaasi ku tilmaaday khaladaad ka dhacay bina’aadamka sida uu hadalka u dhigay.

“Si looga fogaado dhacdooyinka noocaan oo kale ah waaa in aan hormarinaa waddooyinkeena”, ayuu yiri.

Dowladda ayaa tacsi u dirtay dhammaan dadkii ku dhintay shilkaasi.

Dhinca kale maamulka Alexandira, ayaa sheegay in wax laga qaban doono hormarinta waddooyinka.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Daawo Yaa Ka Danbeeyay In Laxiro Suuqa Bakaaraha

February, 18, 2018
Yaa Ka Danbeeyay In Laxiro Suuqa Bakaaraha

{DAAWO SAWIRADA} Booliska Muqdisho oo qabtay Rag ka ganacsanayay maandooriye

February, 18, 2018
Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka sameeyeen Xaafadda Gubadley ee degmada Kaaraan waxa ay kusoo qabteen rag ...