Friday, January 19th, 2018
Advertisements
Advertisements

Isku aadka wareega guruubyada ee Champions League oo la sameeyay

Published on August 24, 2017 by   ·   No Comments

Waxaa la sameeyay isku aadka wareega guruubyada ee koobka horyaalada yurub, waxaana ka soo baxay guruubyo aad u adag.

Waa markii ugu horaysay taariikhda isku aadka wareega guruubyada inay qayb ka noqdaan 5-koox oo ka socota ingiriiska.

Barcelona iyo Juventus ayaa wada galay hal guruub halka Bayern Munich iyo PSG ay kuwada jiraan hal guruub.

Isku aadka oo dhamaystiran:

Guruub A: Benfica, Man United, FC Basel, CSKA Moscow.

Guruub B: Bayern Munich, PSG, Anderlecht, Celtic.

Guruub C: Chelsea, Atletico Madrid, Roma, Qarabag.

Guruub D: Juventus, Barcelona, Olympiacos, Sporting Lisbon.

Guruub E: Spartak Moscow, Sevilla, Liverpool, Maribor.

Guruub F: Shakhtar Donetsk, Man City, Napoli, Feyenoord.

Guruub G: AS Monaco, FC Porto, Besiktas, RB Leipzig.

Guruub H: Real Madrid, Borussia Dortmund, Tottenham, APOEL.

Gool FM

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{AKHRISO} Nin Bilyan dheer ku noqday saacado gudahood

January, 19, 2018
Ninka asaasay shirkadda tagaasiista ee Uber Travis Kalanick ayaa si rasmi ah u noqday bilyan dheer saacado gudahood, ...

Madaxweynaha Soomaliya Oo Amray In Aan La Bixin Dhul Dowladeed

January, 19, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu ka walaacsanyahay jiritaanka warar sheegaya ku xadgudub dhulalka ...