Monday, December 11th, 2017
Advertisements
Advertisements

Madaxweynaha Shiinaha Oo Donal Trump U jeediyay In Uu Joojiyo Hadalada Kicinta Leh

Published on August 12, 2017 by   ·   No Comments

Madaxwaynaha dalka shiinaha ayaa madaxwaynaha dalka maraykanka ugu baaqay in la joojiyo hadalada xanafta iyo xajiinta leh ee hawadda la isku marinaayo,isla markaana dib loogu noqdo miiska wada hadalka.

Dhinaca kale wasiirka arimaha dibadda ee shiinaha ayaa khadka telefoonka kula hadlay wasiiradda arimaha dibada ee wadamada maraykanka iyo waqooyiga kuuriya,isagoo ugu baaqay labada dhinac in xaaladda cakiran lagu soo celiyo hab diblamaasiyadeed.

Pyongyang ayaa dhinaceeda ka sheegtay in hanjabaadaha maraykanku sabab u noqon karaan in la isticmaalo hubka nukliyeerka.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

DAAWO: Wariyaal Lagu Xiray Somaliland Iyo Ururka SOLJA Oo Si Kulul Ugu Hadlay

December, 10, 2017
Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA ayaa si kulul ugu hadlay Dacwadaha ka dhanka ah qaar kamid ah Suxufiyiinta Somaliland ...

Turkiga Oo Hotaal Cusub Kadhisaya Elaboorka Muqdisho

December, 10, 2017
Turkiga Oo Hotaal Cusub Kadhisaya Elaboorka Muqdisho