Saturday, September 23rd, 2017
Advertisements
Advertisements

Shaxda Rasmiga Ah Kulanka Swansea City vs Man United – Yaa Kusoo Bilowday Kulanka Xiisaha Badan Ee Liberty Stadium?

Published on August 19, 2017 by   ·   No Comments

Kulan Wgsan Dhaman Akhristayaal Malin Wgsan Ayaan Idan Leyahay

Waxaa Waqdi kooban Sacdo Ciyaar U Dhexeeysa SWANSEA CITY: vs manhestar untid

waana 0 . 0 Waxaa U Ka socdaa garoonka swansea city

 Liberty Stadium 

Tababare Jose Mourinho ayaan wax isbadal ah ku sameynin shaxdiisa kulankaan wuxuuna si wadajir ah ugu soo bilaabay weerarkiisa Mkhitaryan, Rashford iyo Romelu Lukaku.

Ander Herrera ayaa kusriga keydka fadhiya halka Victor Lindelof uu markii ugu horeysay kasoo muuqday kursiga keydka madama uu kulankii hore tarabuunka ahaa.

SWANSEA CITY:

Fabianski, Naughton, Fernandez (C), Bartley, Mawson, Olsson, Roque Mesa, Fer, Carroll, Ayew, Abraham.

KEYDKA:

Nordfeldt, Rangel, van der Hoorn, Fulton, Narsingh, Routledge, McBurnie.

 

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA}Madaxweyne Waare Oo Beledweyne Kulan Kula Qaatay Saraakiil Ka Tirsan UN-ka

September, 22, 2017
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta Magaalada Beledweyne kulan kula qaatay Saraakiisha UN-ka ee ...

Madaxweyne Waare Oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Ku Timid Guddoomiye Ku Xigeenki Beledweyne Bashiir Dhoore

September, 22, 2017
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa ka tacsiyeeyay geerida xalay ku timid Bashiir Xusseen Dhoore ...

{DHAGEEYSO} Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka Hadlay Xiisada Udhaxeeyso Wadamada Carabta Iyo Gu’aanka Hirshabeelle

September, 22, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi waare ayaa Ka hadlay Xiisada udhaxeeyso Xulufada Sucuudiga oo Hogaaminayo iyo Dowlada Qatar ...

Madaxweyne Xaaf “Uma dulqaadan doono faragelinta Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha”

September, 22, 2017
Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa mar kale ku celiyay mowqifkiisa ku aadan go’aanka ay ka qaateen khilaafka Khaliijka ee ...

Duufaanta Maria oo shan iyo toban qof ku dishay jasiiradaha Caribbean-ka

September, 22, 2017
Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay labaatan qof oo kalena waa la la'yahay jasiiradaha Dominica ka dib ...

Doorashada Kenya oo dib loo dhigay Kadib Markii la sheegey in ay Jirto….

September, 22, 2017
Waxaa dib loo dhigay doorashada dalka Kenya oo hadda la qaban doono 26-ka bisha soo socota ee Octobar.Waxayna ...

{DAAWO SAWIRADA} Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo kulan la Qaatay Wasiirka Arrimaha Dibedda Shiinaha

September, 22, 2017
Mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  ayaa magaalada New York kulan kula yeeshay Wasiirka Arrimaha ...