Wednesday, February 21st, 2018
Advertisements
Advertisements

Shirka baarlamaanada Afrika oo ka socda K/Afrika

Published on August 11, 2017 by   ·   No Comments

Waxaa ka socda dalka Koonfur Afrika Shirka Guddoomiyaasha Baarlamaanada dalalka Qaaradda Africa waxaana ka qeybgalaya Afhayeenka Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan.

Kulanka ayaa waxaa diirada lagu saaraya arrimo muhim ah oo quseeya qaarada Africa gaar ahaan dhalinyarada Africa sidii loogu diyaarin lahaa hogaaminta Siyaasadda Qaaradda iyo maamulka dhaqaalaha .

Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan oo Shirka Khudbad ka jeediyay waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay in Fursad la siiyo dhalinyarada Afrika.

“bulshada Soomaaliyeed 70% in da’dooda waxay ka hooseeysaa 30 jir halka 42%da’doodi u dhexeyso 14 ilaa 29 kuwaasi oo ay horyaalaan arrimo badan oo xal u baahan”, Ayuu yiri Jawaari.

 

Kulanka ayaa waxaa la filayaa in lasoo gaba gabeeyo waxaana la filayaa in geba gebadiisa laga soo saaro qodobo dhowr ah oo muhim ah dhalinyarada Qaaradda Africa sidii loogu diyaarin lahaa hogaaminta Qaraada .

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Mareykanka oo sheegay inuu Duqeyn ku dilay Dagaalyahano Shabaab ah

February, 21, 2018
Ciidamada Millitariga dalka Mareykanka ayaa sheegay Duqeyn 19-kii bishan Maalinkii Isniinta ka dhacday meel u dhow degmada Jillib ...

Hay’ada Xaquuqda Aadadanaha Ee HRW oo sheegtay caruurta Soomaaliyeed in la saaro Maxkamado Millitari

February, 21, 2018
Xuquuqul Insaanka ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in ay jiraan caruur si sharci daro ah loogu xir-xiro ...