{AKHRISO} Nuxurka Khudbadii Uu Jeediyey Musharax Laqanyo.

0
9

Musharax Madaxweyne Cabdi Faarax Laqanyo ayaa Manta Jeediyey Khudbadiisa Ugu Horeeyey Ee Uu kaga Hadlayo wax Qabadkiisa Hadii Uu Ku Guuleeysto Doorashada Madaxtinimada Maamulka Hirshabeelle Oo Lagu wado in ay dhacdo 2016 Bishan.

Wax Yaabaha Ugu Muhiimsana Khudbadiisa Waxa Kamid Ah

1 In La Furo Wadada Isku Xirta Magaalooyinka  Muqdisho Iyo Baladweyne oo dhibaao badan ay ku qabaan dhacabka dagan Gobolada Hiiraan iyo shabeellaha Dhaxe

2- Wax ka qabashada Dhinaca Amaanka ee uu sheekey in loo baahan yahay in muhiimad Gaar Ah la siiyo lana dhiso Ciidamo u Gaar ah Mamulka Hirshabeelle

3- Dib udhiska Labada Gobol.

4-furitaanka xarumaha adeega bulshada Sida Caafimaadka Waxbarashada  iyo waxii Lamid ah 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here