Saturday, November 18th, 2017
Advertisements
Advertisements

Al shabaab oo sii dayay labo ka mid ah Saddex gabdhood oo ay ka afduubteen Gobolka Hiiraan.

Published on September 12, 2017 by   ·   No Comments

Ururka Al shabaab ayaa sii dayay  labo ka mid ah saddex gabdhood oo ay dhawan ka afduubteen degmada Far-libaax ee Gobolka Hiiraan kuwaaso geeyay Degmada Buq aqable ee gobolka.

 

 

Qaar ka mid ah ehelada gabdhahan la sii dayay Hiiranweyn u sheegay in iska afgarad dhaxmaray Ehelada gabdhaha iyo Al shabaab lagu sii dayay.

 

 

Mid ka mid ah saddexdan gabdhood ayaa la sheegay inay wali gacan ku haya Al shabaab islamarkana ay ku sugan tahay Buq Aqable oo ka mid ah deegannada ay Maamulan Al shabaab.

 

 

Wararka qaar ayaa sheegay in labada gabdhood madax furasho looga qaatay min 13,000 kun oo dollar.

Saddexdan gabdhood ayaa ka shaqeeya ha’yad  Hello Trast oo ka shaqeysa ariimaha miino baarista islamarkana ka howlgasha Magaalada Baladweyne ee xaruunta Gobolka Hiiraan.

 

 

Al shabaab ayaa dhowr mar oo hore shaqaale ka tirsan ha’yadaha Samafalka  ee ka howlgala gobolka Hiiraan ka afduubtay deegan hoos taga Magaalada Baladweyne. Inkasto markii dambe ay sii dayeen.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

WAR DEG DEG AH-:Xildhibaanada Golaha Shacabka oo isku raacay in Sharci Darro tahay dhiibistii Qalbi dhagax.

November, 18, 2017
Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya oo xiligaan ka socda Xarunta Golaha Shacabka ayaa warbixin ka dhageestay guddigii loo ...

{Akhriso} Qodobada Ay Isku Afgarteen Komishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Hogaanka Xisbiga WADDANI.

November, 18, 2017
Kulankii ay manta  yeesheen komishanka Doorashooyinka qaranka iyo hogaanka xisbiga WADDANI ayaa ku soo dhamaaday is afgarad buuxa. ...