Friday, January 19th, 2018
Advertisements
Advertisements

Beesha Caalamka oo soo dhoweysay doorashadii Madaxweynaha cusub ee Hirshabeelle

Published on September 17, 2017 by   ·   No Comments

Qaramada Midoobey, Midowga Afrika, Midowga Yurub, IGAD, Itoobiya, Italy, Sweden, UK iyo Mareykanka ayaa soo dhoweeyay doorashadii Madaxweynaha cusub ee Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare, 

War saxaafad si wadajir u soo saareen wakiilada Beesha Caalamka ayaa lagu sheegay in codeynta ay u dhacday si furan oo habsami leh, waxaan ay soo dhoweeyeen sida habsamo leh ee loo qabtay doorashad,a iyadoo la raacayo hanaanka sharci ee u degsan.

Sidoo kale wakiilada Beesha caalamka ayaa ugu baaqay dhamaan dhinacday ay ku quseyso natiijada doorashada inay ixtiraamaan, isla markaana laga fogaado wax kasta oo u dhimi kara hanaanka xoojinta maamul dhisida.

Beesha Caalamka ayaa horay walaac uga muujiyay in maamul kale uu ka soo if baxo Gobolka Hiiraan, kaddib markii Madaxweynihii xilka laga qaaday Cali Cosoble oo dhowaan tagay Beledweyn ay odayaal iyo waxgarad u caleema saarteen inuu yahay Madaxweynaha maamul ay ugu magac darteen Hiiraanland.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{AKHRISO} Nin Bilyan dheer ku noqday saacado gudahood

January, 19, 2018
Ninka asaasay shirkadda tagaasiista ee Uber Travis Kalanick ayaa si rasmi ah u noqday bilyan dheer saacado gudahood, ...

Madaxweynaha Soomaliya Oo Amray In Aan La Bixin Dhul Dowladeed

January, 19, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu ka walaacsanyahay jiritaanka warar sheegaya ku xadgudub dhulalka ...