Saturday, September 23rd, 2017
Advertisements
Advertisements

Cali Cabdulahi Cosoble Oo Maaanta ka Ambabaxay Magalada Baladweyne Ee Gobolka Hiiraan ?

Published on September 12, 2017 by   ·   No Comments

Magalaada Baladweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa galinkii dambe ee maanta ka duulay Madaxweynihii hore ee Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdulahi Cosoble oo muddo ku sugan Magaalada kadib markii xildhibannada Hirshabeelle 14-kii bishii la soo dhafay ay sheegeen inay xilka ka tuureen.

 

 

 

Warar ay heshay Hiranweyn oo ku saabsan Madaxweynihii Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdulahi Cosoble  ayaa sheegayo inu gaaray Magalaada Muqdisho kadib markii sida la sheegay looga yeeray Maxkamadda sare ee dalka si loo guda galo dacwad dhawan  u gudbiyay Maxkamadda.

 

 

 

Cali Cabdulahi Cosoble ayaa wali ku adkeysana inu yahay Madaxweynaha saxda ee Maamulka Hirshabeelle waxan dhawan Magalaada jowhar lagu wada inay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle,

 

 

 

 

Maxkamadda sare ee dalka ayaa looga fadhiya inay go’aan ka gaarto khilaafka ka dhashay xil ka qaadista Xildhibaano ka tirsan Hirshabeelle ay ku sameeyeen Madaxweynihii Maamulka Cali Cabdulahi Cosoble.

 

 

 

Dhinaca kale majiro wax war ah oo ka sobaxay dhinaca cali cabdulaahi cosoble oo ku adan safarkiisa Magalada Muqdisho Marka laga tago wararka madaxbanaan ee laga helaayo.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA}Madaxweyne Waare Oo Beledweyne Kulan Kula Qaatay Saraakiil Ka Tirsan UN-ka

September, 22, 2017
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta Magaalada Beledweyne kulan kula qaatay Saraakiisha UN-ka ee ...

Madaxweyne Waare Oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Ku Timid Guddoomiye Ku Xigeenki Beledweyne Bashiir Dhoore

September, 22, 2017
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa ka tacsiyeeyay geerida xalay ku timid Bashiir Xusseen Dhoore ...

{DHAGEEYSO} Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka Hadlay Xiisada Udhaxeeyso Wadamada Carabta Iyo Gu’aanka Hirshabeelle

September, 22, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi waare ayaa Ka hadlay Xiisada udhaxeeyso Xulufada Sucuudiga oo Hogaaminayo iyo Dowlada Qatar ...

Madaxweyne Xaaf “Uma dulqaadan doono faragelinta Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha”

September, 22, 2017
Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa mar kale ku celiyay mowqifkiisa ku aadan go’aanka ay ka qaateen khilaafka Khaliijka ee ...

Duufaanta Maria oo shan iyo toban qof ku dishay jasiiradaha Caribbean-ka

September, 22, 2017
Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay labaatan qof oo kalena waa la la'yahay jasiiradaha Dominica ka dib ...

Doorashada Kenya oo dib loo dhigay Kadib Markii la sheegey in ay Jirto….

September, 22, 2017
Waxaa dib loo dhigay doorashada dalka Kenya oo hadda la qaban doono 26-ka bisha soo socota ee Octobar.Waxayna ...

{DAAWO SAWIRADA} Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo kulan la Qaatay Wasiirka Arrimaha Dibedda Shiinaha

September, 22, 2017
Mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  ayaa magaalada New York kulan kula yeeshay Wasiirka Arrimaha ...