Sunday, November 19th, 2017
Advertisements
Advertisements

Ciidamada Xasilinta Oo Howlgalo gaar ah ka Sameeyey Magaalada Muqdisho

Published on September 15, 2017 by   ·   No Comments

Ciidamada Xasilinta Caasimadda Muqdisho ayaa xalay howlgal gaar ah waxa ay ka sameeyeen xaafadaha ay ka kooban tahay Degmada Warta-nabadda ee Gobolka Banaadir.

Ciidamada oo wata Gaadiidka dagaalka ayaa xaafadaha ay howlgalka ka sameeyeen waxaa ka mid ah Geed Jaceyl, Laba Dhagax iyo kuwo kale, sida ay dadka degaanka u sheegeen warbaahinta Risaala.

Ciidamada Xasilinta Caasimadda ayaa howlgalkan waxa ay ku soo qabteen dad badan oo u badan dhalinayaro, waxayna isugu keeneen meel barxad ah oo ku dhow Xarunta Degmada, si loo kala saaro.

Qaar ka tirsan degmooyinka gobolka Banaadir ayaa maalmahan waxaa ku soo batay dilal loo geysanayo dadka shacabka ah, Askarta, si taasi looga jawaabo ayay Ciidanka Xasilinta u kordhinayaan howlgalada.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Dowlada Mareykanka oo Diyaarado Lagula dagaalamo Shabaab ku wareejiyay Uganda…

November, 19, 2017
Waaxda Gaashaandhigga ee dalka Maraykanka “THE PENTAGON” ayaa ku dhawaaqday inay Ciiddanka Uganda ka jooga Somalia ku taageeri ...

{Akhriso} Maamulka Puntland Iyo Dowladda Shiinaha Oo Heshiis Cusub Kala Saxiixday

November, 19, 2017
Madaxweynaha dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Danjiraha dalka China ee Soomaliya Mr. Qin Jian ...