Saturday, November 18th, 2017
Advertisements
Advertisements

Ciidanka NISA oo qabtay Gaari maalmahan weerarro looga fulinayay Muqdisho

Published on September 11, 2017 by   ·   No Comments

Ciidamada Dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa Nabad Sugidda ayaa gacanta ku dhigay Gaari NOAH ah oo labadii maalmood ee la soo dhaafay weerarro qorsheysan looga fulinayay Degmada Dharkenley ee Magaalada Muqdisho.

Ciidamada NISA ayaa howlgal ay xalay ka sameeyeen Magaalada Muqdisho gacanta ku dhigay gaariga iyoq of watay oo la tumahyo in uu ka tirsan yahay Xarakada Al-shabaab.

Lanadii maalmood ee la soo dhaafay ayaa dabley adeegsaneysay Gaarigan waxaa y dilal qorsheysan ka fuliyeen degmada iyada oo weerarkii ugu dambeeyay ee shalay lagu weeraray Gaari ay wadatay Wasiirka Caafimaadka Galmudug,waxaana maalintii ka horreysay lagu weeraray Gaari uu watay Darawalka Guddoomiye ku xigeenka Dharkenley kaas oo isla goobta ku dhintay.

Ciidamada dowladda ayaa howlgal ay xalay ka sameeyeen degmada u suuragashay in ay gacanta ku dhigaan Gaariga sidoo kalena la xiray Qofkii watay.

Guddoomiye ku xigeenka Dharkenley Cabdullahi Shaarkey ayaa u xaqiijiyay Idaacadda Mustaqbal in Gaariga lagu soo bandhigayo Saldhigga Galbeed oo hadda lagu hayo.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

WAR DEG DEG AH-:Xildhibaanada Golaha Shacabka oo isku raacay in Sharci Darro tahay dhiibistii Qalbi dhagax.

November, 18, 2017
Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya oo xiligaan ka socda Xarunta Golaha Shacabka ayaa warbixin ka dhageestay guddigii loo ...

{Akhriso} Qodobada Ay Isku Afgarteen Komishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Hogaanka Xisbiga WADDANI.

November, 18, 2017
Kulankii ay manta  yeesheen komishanka Doorashooyinka qaranka iyo hogaanka xisbiga WADDANI ayaa ku soo dhamaaday is afgarad buuxa. ...