Monday, February 19th, 2018
Advertisements
Advertisements

DAAWO: Madaxweyne Cali Cabdulahi Cosoble Oo War Kasoo Saaray Doorashadii Hirshabeelle

Published on September 19, 2017 by   ·   No Comments

Madaxweynihii hore ee Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble oo Magaalada Nairobi wareysi ku siiyay Tv-Universal ayaa ka hadlay doorashadii dhawaan ka dhacday Magaalada Jowhar ee lagu doortay Madaxweynaha cusub ee Maamulka Hirshabelle.

”dhawaan waxii ka dhacay jowhar waa qiyaano lagu sameyay bulshada reer hirshabeelle horana waxa u la socotan in si sharci dero ah xilka leyga qaaday runtii waxa ii cadaadatay in cadaalad laga rabin soomaaliya dalkana lagu celinayo halkii shalay uu taagna’ sidaasi waxa yiri Madaxweyne Cali Cabulahi Cosoble oo sheganaya inu yahay Madaxweynaha saxda ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Wareysiga Madaxweynihii Hore ee Hirshabeelle:

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Duqa Muqdisho iyo Ganacsatada oo ka wada hadlay cabashooyinka jira

February, 19, 2018
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la yeeshay Guddiga Ganacsatada ...

Xukuumadda Somaliya Oo Amartay In La Xiro Dad Ka Ganacsada Cunnooyinka Gargaarka

February, 18, 2018
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Saraakiisha Wasaaradaas ay ...