Sunday, November 19th, 2017
Advertisements
Advertisements

{DAAWO SAWIRADA} Afar musharax oo U Gudbay Wareega Labaad Doorshada Madaxweyaha Hirshabeelle

Published on September 16, 2017 by   ·   No Comments

Gudiga Doorashada Hirshabeelle ayaa hada Bilaabay Tirinta Cododka Xildhibaanada Hirshabeelle ay u kala cadeeyeen  Musharaxiinta u tartamayo Xilka Madaxweynaha Mamaulka Hirshabeelle.

Waxaana Wareega Labaad usoo Gudbay Musharaxiinta kala ah Maxamed Cabdi waare oo helay 44 Cod iyo Daahir Cabdulle Cawaalle oo isna helay 20  Cabdi Farax laqanyo 6 Cabdi naasir Shir wac 6

Saacadaha soo Socda ayaa lagu wadaa in lagu kala baxo doorashadaasi isla markaana la doorto Hogaanka Cusub ee Maamulkaasi.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Dowlada Mareykanka oo Diyaarado Lagula dagaalamo Shabaab ku wareejiyay Uganda…

November, 19, 2017
Waaxda Gaashaandhigga ee dalka Maraykanka “THE PENTAGON” ayaa ku dhawaaqday inay Ciiddanka Uganda ka jooga Somalia ku taageeri ...

{Akhriso} Maamulka Puntland Iyo Dowladda Shiinaha Oo Heshiis Cusub Kala Saxiixday

November, 19, 2017
Madaxweynaha dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Danjiraha dalka China ee Soomaliya Mr. Qin Jian ...