Saturday, November 18th, 2017
Advertisements
Advertisements

{DAAWO SAWIRADA} Cabdi Faarax Laqanyo oo noqday Musharaxii ugu horeyay ee la gudoonsiyo Shahaadada Musharaxnimada Madaxweynaha.

Published on September 12, 2017 by   ·   No Comments

Mudane Cabdi Faarax Sharaawe ( Laqanyo ) ayaa Noqday Musharaxii ugu horeyay ee hanta Shahaadada Musharaxnimada Madaxweynaha HirShabelle

 

 

Gudiga Doorashada ayaa xaruuntooda Magaalada Jowhar kula wareejiyay Musharax Cabdi Faarax Laqanyo Shahaadada u xalaaleyneysa in uu yahay Musharax u tartami kara xilka Madaxweynaha HirShabelle.

 

 

 

Musharax Laqanyo ayaa hore u buuxiyay Shuruudaha Musharaxnimada waxaana uu yahay Musharax ugu cad Musharaxiinta ku sugun Magaalada Jowhar.

 

 

 

Musharax Cabdi Faarax Laqanyo ayaa lagu xusuustaa Shaqadii wanaagsaneed ee uu ka soo qabtay Gobalka Hiiraan xiligii uu Gudoomiyaha Gobalkaasi ahaa.

Xafiiska Warfaafinta Musharax Madaxweyne 

Cabdi Faarax Laqanyo

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

WAR DEG DEG AH-:Xildhibaanada Golaha Shacabka oo isku raacay in Sharci Darro tahay dhiibistii Qalbi dhagax.

November, 18, 2017
Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya oo xiligaan ka socda Xarunta Golaha Shacabka ayaa warbixin ka dhageestay guddigii loo ...

{Akhriso} Qodobada Ay Isku Afgarteen Komishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Hogaanka Xisbiga WADDANI.

November, 18, 2017
Kulankii ay manta  yeesheen komishanka Doorashooyinka qaranka iyo hogaanka xisbiga WADDANI ayaa ku soo dhamaaday is afgarad buuxa. ...