Saturday, November 18th, 2017
Advertisements
Advertisements

{DAAWO SAWIRADA} Dhageeysiga Khudbadaha Musharaxiinta Hirshabeelle Oo Biloowday

Published on September 13, 2017 by   ·   No Comments

waxaa magaalada Jowhar Hada Ka Bilaabatay Dhageeysiga Khudbadaha Musharaxiinta U Taagan Xilka Madax weynaha Maamulka Hirshabeellle Waxaana Hada Khudbadiisa Jeedin Haya Musharax Cabdi Faarax Laqanyo

Waxaa Lagu Wadaa In Manta ay jeediyaan iyagana ilaa dhowr Musharax kuwaas oo ka hadle Doono wax qabadkooda hadii ay ku guuleystaan Doorashada Madaxtinimada Maamul Goboleedka Hirshabeelle

Goobta waxaa Ku Sugan Gudiga Doorashada Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle iyo Gudoomiyaha Baarlamanka Maamulkaasi Shiikh Cismaan Bare

 

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

WAR DEG DEG AH-:Xildhibaanada Golaha Shacabka oo isku raacay in Sharci Darro tahay dhiibistii Qalbi dhagax.

November, 18, 2017
Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya oo xiligaan ka socda Xarunta Golaha Shacabka ayaa warbixin ka dhageestay guddigii loo ...

{Akhriso} Qodobada Ay Isku Afgarteen Komishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Hogaanka Xisbiga WADDANI.

November, 18, 2017
Kulankii ay manta  yeesheen komishanka Doorashooyinka qaranka iyo hogaanka xisbiga WADDANI ayaa ku soo dhamaaday is afgarad buuxa. ...