Saturday, November 18th, 2017
Advertisements
Advertisements

{DAAWO SAWIRADA} Dhageysiga Khudbada Musharaxa Labaad Ee Hirshabeelle Oo Bilaabatay.

Published on September 13, 2017 by   ·   No Comments

Waxaa Soo Gaba Gaboobay Khudbadii Musharax Cabdi Faarax Laqanyo oo kaga hadlayey Wax Qabadkiisa Hadii Uu Ku Guuleeyso Doorashada Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle.

waxaana Hada Bilaabatay Khudbada Musharax Maxamed Cabdi Waare oo kamid ah musharaxiinta Hada Utartamayo xilka Madaxweynaha Hirshabeelle waxaana uu kaga Hadle Haya wax-qabadkiisa.

Waare waxa uu kamid aha musharaxiintii horey ugu tartantay Xilka Madaxweynaha Hirshabeelle lakiinse Laga Adkaaday

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

WAR DEG DEG AH-:Xildhibaanada Golaha Shacabka oo isku raacay in Sharci Darro tahay dhiibistii Qalbi dhagax.

November, 18, 2017
Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya oo xiligaan ka socda Xarunta Golaha Shacabka ayaa warbixin ka dhageestay guddigii loo ...

{Akhriso} Qodobada Ay Isku Afgarteen Komishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Hogaanka Xisbiga WADDANI.

November, 18, 2017
Kulankii ay manta  yeesheen komishanka Doorashooyinka qaranka iyo hogaanka xisbiga WADDANI ayaa ku soo dhamaaday is afgarad buuxa. ...