Monday, November 20th, 2017
Advertisements
Advertisements

{DAAWO SAWIRADA} Dhageysiga Khudbada Musharaxa Sadaxaad Ee Hirshabeelle Oo Bilaabatay Iyo Musharax Goobta Soma xaadirin

Published on September 13, 2017 by   ·   No Comments

Waxaa Soo Gaba Gaboobay Khudbadii Musharax Maxamed Cabdi Waare oo kaga hadlayey Wax Qabadkiisa Hadii Uu Ku Guuleeyso Doorashada Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle.

waxaana Hada Bilaabatay Khudbada Musharax Eng Cabdi kariin Cali nuur oo kamid ah musharaxiinta Hada Utartamayo xilka Madaxweynaha Hirshabeelle waxaana uu kaga Hadle Haya wax-qabadkiisa.

Sidoo Kale  waxaa lagu balan Sanaa musharax Cabdi naasir xaali shirwac in uu qudbud jeediyo lkn Goobta Soma xaadirin

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Imaaraadka Carabta

November, 19, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi halkaas oo ay uga ...

{DAAWO SAWIRADA} Wasaaradda Dastuurka oo kulan la yeelatay Odayaasha Dhaqanka

November, 19, 2017
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La-socodka Dastuurka ee Baarlamaanka, iyo Guddiga Madaxabanaan ee dib-u-eegista Dastuurka ayaa maanta kulan wadatashi ...