Sunday, November 19th, 2017
Advertisements
Advertisements

{DAAWO SAWIRADA} Labada Musharax Oo Is Kugu Soo Haray Doorashada Hirshabeelle

Published on September 16, 2017 by   ·   No Comments

Waxaa Hada Bilaabatay Codeeynta Wareega Sadaxaad oo ay ku Tartamaayan labadii Musharax ee Ugu Codka badnaa Wareegii Koobaad oo kala aha Musharax Maxamed Cabdi Waare Oo Helay 44 Cod iyo musharax Daahir Cabdulle Cawaale oo isna Helay 20 Cod waxaana hada Codeeyntii ugu Horeeyey Dheebtay Gudoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle  Iyo labadiisa Xigeen.

Wareegan ayaa ka kii ugu Danbeeyey Waxaana Lagu Wadaa in Saacadaha soo Socda lagu kala baxo doorashadaasi isla markaana la doorto Hogaanka Cusub ee Maamulkaasi.

 

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Dowlada Mareykanka oo Diyaarado Lagula dagaalamo Shabaab ku wareejiyay Uganda…

November, 19, 2017
Waaxda Gaashaandhigga ee dalka Maraykanka “THE PENTAGON” ayaa ku dhawaaqday inay Ciiddanka Uganda ka jooga Somalia ku taageeri ...

{Akhriso} Maamulka Puntland Iyo Dowladda Shiinaha Oo Heshiis Cusub Kala Saxiixday

November, 19, 2017
Madaxweynaha dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Danjiraha dalka China ee Soomaliya Mr. Qin Jian ...