Saturday, September 23rd, 2017
Advertisements
Advertisements

{DAAWO SAWIRADA} Musharax Laqanyo Oo Booqday Madasha Lagu Heshiisiinaayo Beelo Walaalo ah Oo kudagaalamay Gobolka sh/dhaxe

Published on September 12, 2017 by   ·   No Comments

Musharax Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle  Cabdi farax Laqanyo  ayaa maanta Booqday Xarunta Samsam ee Magalada Jowhar oo ay ka socoto  kulanka dib u heshiisiinta lagu  heshiisiinaayo Beelo dhawaan ku dagaalamay Degaanka Cadlo ee Gobolka shabellaha Dhaxe,

 

 

 

 

Cabdi Farax laqanyo ayaa gacan qaaday Dhamaan odayaashii ku sugnaa goobta ay dib dib u heshiinsiinta ka socotay ee ay kuwada sugnaayeen dhamaan odayaasha ay colaada u dhaxeysay,

 

 

 

 

Musharax Cabdi faarax laqanyo ayaa odayaasha u balanqaaday hadii uu ku guuleysto Xilka madaxtinimada Maamulka Hirshabelle  uu dhameyndoono colaada u dhaxeyso dadka reer hirshabelle,

 

 

 

 

 

Tan iyo markii u ku dhawaaqay Cabdi farax Laqanyo In uu yahay musharax Madaxweynaha Maamulka hirshabelle waxaa uu siweyn uga dhaxmuuqday  Degaanada Maamulka hirshabelle  Gaar ahaan magaalada Jowhar oo ah Caasimada Maamulkaas,

Xafiiska Warfaafinta Musharax Madaxweyne 

Cabdi Faarax Laqanyo

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA}Madaxweyne Waare Oo Beledweyne Kulan Kula Qaatay Saraakiil Ka Tirsan UN-ka

September, 22, 2017
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta Magaalada Beledweyne kulan kula qaatay Saraakiisha UN-ka ee ...

Madaxweyne Waare Oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Ku Timid Guddoomiye Ku Xigeenki Beledweyne Bashiir Dhoore

September, 22, 2017
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa ka tacsiyeeyay geerida xalay ku timid Bashiir Xusseen Dhoore ...

{DHAGEEYSO} Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka Hadlay Xiisada Udhaxeeyso Wadamada Carabta Iyo Gu’aanka Hirshabeelle

September, 22, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi waare ayaa Ka hadlay Xiisada udhaxeeyso Xulufada Sucuudiga oo Hogaaminayo iyo Dowlada Qatar ...

Madaxweyne Xaaf “Uma dulqaadan doono faragelinta Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha”

September, 22, 2017
Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa mar kale ku celiyay mowqifkiisa ku aadan go’aanka ay ka qaateen khilaafka Khaliijka ee ...

Duufaanta Maria oo shan iyo toban qof ku dishay jasiiradaha Caribbean-ka

September, 22, 2017
Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay labaatan qof oo kalena waa la la'yahay jasiiradaha Dominica ka dib ...

Doorashada Kenya oo dib loo dhigay Kadib Markii la sheegey in ay Jirto….

September, 22, 2017
Waxaa dib loo dhigay doorashada dalka Kenya oo hadda la qaban doono 26-ka bisha soo socota ee Octobar.Waxayna ...

{DAAWO SAWIRADA} Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo kulan la Qaatay Wasiirka Arrimaha Dibedda Shiinaha

September, 22, 2017
Mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  ayaa magaalada New York kulan kula yeeshay Wasiirka Arrimaha ...