Saturday, September 23rd, 2017
Advertisements
Advertisements

{DAAWO SAWIRADA} Musharraxa Cabdi Farax Laqanyo Oo La Kulmay Saraakiisha Ciidamada AMISOM Ee Sh/dhaxe

Published on September 12, 2017 by   ·   No Comments

Musharraxa Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cabdi Faarax Sharawe [Laqanyo] ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa magaalada Jowhar taliye-yaasha guutada Burundi ee fadhigoodi yahay garoonka diyaaradaha ee Jowhar.

 

 

Mahadcelin iyo isbarasho kadib, Mudane Laqanyo waxa uu kala hadlay taliye-yaasha sidii loo adkeyn lahaa amniga magaalada Jowhar inta lagu gudo jiro xilligan xasaasiga ah ee doorashada iyo sidii ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Amisom iskaga kaashan lahayeen sugidda amniga.

 

 

 

 

Mudane Laqanyo ayaa ku biiriyay taliye-yaasha Amisom wixii talo ah ee ku saleysan aqoontiisa iyo waayo-aragnimadiisa ciidan.

 

 

 

Waxaa la filaya in ay doorashada Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ay ka dhacdo caasimadda Jowhar maalinta Sabtida ah oo ku aadan 16ka bisha September.

Xafiiska Warfaafinta Musharax Madaxweyne 

Cabdi Faarax Laqanyo

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA}Madaxweyne Waare Oo Beledweyne Kulan Kula Qaatay Saraakiil Ka Tirsan UN-ka

September, 22, 2017
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta Magaalada Beledweyne kulan kula qaatay Saraakiisha UN-ka ee ...

Madaxweyne Waare Oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Ku Timid Guddoomiye Ku Xigeenki Beledweyne Bashiir Dhoore

September, 22, 2017
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa ka tacsiyeeyay geerida xalay ku timid Bashiir Xusseen Dhoore ...

{DHAGEEYSO} Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka Hadlay Xiisada Udhaxeeyso Wadamada Carabta Iyo Gu’aanka Hirshabeelle

September, 22, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi waare ayaa Ka hadlay Xiisada udhaxeeyso Xulufada Sucuudiga oo Hogaaminayo iyo Dowlada Qatar ...

Madaxweyne Xaaf “Uma dulqaadan doono faragelinta Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha”

September, 22, 2017
Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa mar kale ku celiyay mowqifkiisa ku aadan go’aanka ay ka qaateen khilaafka Khaliijka ee ...

Duufaanta Maria oo shan iyo toban qof ku dishay jasiiradaha Caribbean-ka

September, 22, 2017
Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay labaatan qof oo kalena waa la la'yahay jasiiradaha Dominica ka dib ...

Doorashada Kenya oo dib loo dhigay Kadib Markii la sheegey in ay Jirto….

September, 22, 2017
Waxaa dib loo dhigay doorashada dalka Kenya oo hadda la qaban doono 26-ka bisha soo socota ee Octobar.Waxayna ...

{DAAWO SAWIRADA} Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo kulan la Qaatay Wasiirka Arrimaha Dibedda Shiinaha

September, 22, 2017
Mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  ayaa magaalada New York kulan kula yeeshay Wasiirka Arrimaha ...