Sunday, November 19th, 2017
Advertisements
Advertisements

{DAAWO SAWIRADA} Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Difaaca oo gaaray Ceelbarde

Published on September 17, 2017 by   ·   No Comments

Degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool ayaa waxaa gaaray Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Dowladda Soomaaliya, ahna guddoomiyaha guddiga tirakoobka ciidanka xoogga dalka Mudane Cabdullaahi Colaad Rooble.

Wafdiga Wasiir ku xigeenka ayaa waxaa ka mid ah Wasiiro ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed.

Waxaa uu la kulmay Saraakiisha Ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan degmada Ceelbare ee gobolka Bakool.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Dowlada Mareykanka oo Diyaarado Lagula dagaalamo Shabaab ku wareejiyay Uganda…

November, 19, 2017
Waaxda Gaashaandhigga ee dalka Maraykanka “THE PENTAGON” ayaa ku dhawaaqday inay Ciiddanka Uganda ka jooga Somalia ku taageeri ...

{Akhriso} Maamulka Puntland Iyo Dowladda Shiinaha Oo Heshiis Cusub Kala Saxiixday

November, 19, 2017
Madaxweynaha dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Danjiraha dalka China ee Soomaliya Mr. Qin Jian ...