Tuesday, December 12th, 2017
Advertisements
Advertisements

{DAAWO SAWIRRADA} Diyaarad qaad siday oo maalintii Labaad ka Degtay Buuhoodle

Published on September 19, 2017 by   ·   No Comments

Magaalada Buuhoodle ayaa Maalintii Labaad, waxaa ka degtay diyaarad qaad ka keentay dalka Kenya ka dib markii uu joogsaday Qaadkii ka imaan jiray dalka Itoobiya.

Mas’uul Sare oo ka tirsan maamulka Khaatuma ayaa sheegay in qaadkaasi la geyn doono Magaalooyinka dowlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya.

Khilaafka u dhaxeeya maamulada degaanada Oromada iyo Soomaalida ayaa xoogeystay, waxaana joogsaday qaadkii ka imaan jiray dhulka Itoobiya.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Full: Ciyaartii Galmudug & Banaadir Oo Xiiso Badneyd Daawo 2017

December, 11, 2017
Full: Ciyaartii Galmudug & Banaadir Oo Xiiso Badneyd Daawo 2017

Hay’adda la dagaalanka Musuqmaasuqa ee AAC oo sheegtay in musuqmaasuq baahsani ka jiro Somaliland

December, 11, 2017
Hay’adda madaxa banaan ee la dagaalanka Musuqmaasuqa (Action for anti corruption (AAC) ) ayaa sheegtay in Somaliland ay ...