Tuesday, January 16th, 2018
Advertisements
Advertisements

{DAAWO SAWIRRO} Mas’uuliyiin Booqday Iskuulkii Xaawo-Taako

Published on September 11, 2017 by   ·   No Comments

Gudoomiye Ku Xigeenka Arrimaha Bulshada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Cabdulaahi Cilmi Ereg oo ay wehliyaan Masuuliyiin ka socotay Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya, Agaasimaha Waaxda Waxbarshada Gobolka Banaadir ayaa booqday Iskuulkii Xaawo Taako ee Magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha iyo Xubnaha la socday ayaa qiimeyn ku sameeyay Dhismaha iskuulka oo hada aad u burbursan, waxaana uu sheegay Gudoomiyaha Arrimaha Bulshada Gobolka Banaadir in ay sameyn doonaan qorshe ay dib u dayactir ugu sameyn doonaa iskuulkaan, si uu uga mid noqdo qorshaha dib u nooleynta Iskuuladii hore ee Dowlada ee lacag la’aanta lagu dhigay jiray.

Shalay ayay aheyd markii uu Maamulka Furay Iskuulkii ugu horeeyay oo lacag la’aan lagu dhigto oo Dowlada hoose Maamusho ee laga Furo Muqdisho kaasi oo laga dhigay IskuulKA Macalin Jaamac ee Degmada X/weyne.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Si Maqaamkeedu Sarreyo Loogu so dhaweyay Magaalada Dhuusa-mareeb

January, 16, 2018
Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goor dhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.     Garoonka ...

Aragtida madaxweynaha Zimbabwe oo lacag noqotay!

January, 16, 2018
Ma doonaysaa in aad la kullantid madaxweynaha cusub ee Zimbabwe Emmerson Mnangagwa?, haddii ay jawaabtaadu 'haa' tahay, waa ...