Saturday, May 26th, 2018
Advertisements
Advertisements

DAG DAG Meelishiyaad Hubeysan Oo Loo Maleeynayo Shabaab Oo Saaka Dagaal Kula Wareegay Deegaanka Jawiil

Published on September 17, 2017 by   ·   No Comments

Dagaal sababay qasaaro isugu jiro dhimasho iyo dhaawac ayaa saaka waxa uu ka dhacay  deegaanka jawiil ee gobolka hiiraan.

dagaalka waxaa soo qaaday maleeshiyaad hubeysan oo loomaleeynayo al shabaab kuwaas oo waabarigii hore ee saaka weerayay xarun koontarool oo ciidamada dowlada ku leeyihiin deegaanka jawiil

inta la ogyahay waxaa dagaalka ku geeriyooday afar askari oo ka tirsan ciidamada dowlada halka labo kalena lagu dhaawacay sida ay dadka deegaanka hiiraanweyn u xaqiijiyeen

lama oga dhanka kale qasaaraha gaaray maleeshiyaadka weerarka qaaday waxaase lasoo sheegayaa in wali ay ku sugan yihiin deegaanka .

ciidamada dowlada soomaaliya ee magalada baladweyne ayaa wada dhaq dhaqaaqyo ay ku doonayaan in ay dib ula wareegaan deegaanka jawiil ee gobolka hiiraan oo maleeshiyad aan la aqoonsan ay qabsadeen.

waxii kusoo kordho waxaad kala soconkartaa hiiraanweyn.net

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Shacab Ku Banaabaxay Somaliand Sheegay In Ay Yihiin….

May, 26, 2018
Shacab Ku Banaabaxay Somaliand Sheegay In Ay Yihiin....

Akhriso:-Baarlamaanka Soomaaliya Oo U Yeeray Wasiir Ka Tirsan Xukumadda

May, 26, 2018
Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay u yeereen,isla markaana ay dalbadeen in uu hortago Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya ...