Tuesday, January 16th, 2018
Advertisements
Advertisements

{DHAGEEYSO} Dowlada Soomaaliya oo U Hambalyeysay Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Hirshabeelle

Published on September 16, 2017 by   ·   No Comments

Wasiirka Arimaha Gudaha iyo dib uheshiisenta Dowlada Faderalka soomaaliya mudane Cabdi Faarax Saciid Juxa  ayaa U Hambalyeyey Madaxweynaha  Cusub ee maamulka hirshabeelle maxamed cabdi waare oo manta lagu doortay magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeellaha dhaxe.

Wasiirka ayaa sheegey in mudane waare uu yahay qof aqoon sare u leh arimaha la xariira Hogaanka Maamulka Hirshabeelle Dagaal dheer kadibna uu ku guuleystay doorashadii manta ka dhacday Jowhar

waxa uu ugu baaqay shacabka dagan Hiiraan iyo shabeellaha Dhaxe in ay la shaqeeyaan Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle maxamed Cabdi waare \

HALKAN HOOSE KA DHAGEEYSO CODKa

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Madaxweynaha Soomaliya Oo Goordhow Gaaray Dhuusa Mareeb

January, 16, 2018
Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaah Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunat Gobolka Galgaduud,halkaasi oo ...

{DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Si Maqaamkeedu Sarreyo Loogu so dhaweyay Magaalada Dhuusa-mareeb

January, 16, 2018
Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goor dhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.     Garoonka ...