Sunday, November 19th, 2017
Advertisements
Advertisements

{DHAGEEYSO} Khudbadii Uu Jeediyey Madaxweynaha Cusub ee Hirshabeelle.

Published on September 16, 2017 by   ·   No Comments

Maxaned Cabdi Waare ayaa ku guuleystey doorashada Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, kaddib markii uu wareegii ugu dambeeyay uu ka adkaaday Musharaxii la tartamayay Daahir Cabdulle Cawaale

Waare  ayaa u mahad Ciliyey dhamaan Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle  iyo Wasaarada Arimaha Gudaha Dowlada Soomaaliya  .maamulkii ka Horeeyey

Ciidamada ammaanka, kuwa AMISOM ayaa isku gedaamay Madaxweynaha la doortay Maxamed Cabdi Waare, si ay u sugaan ammaankiisa.

Madaxweynaha la doortay Maxamed Cabdi Waare ayaa la dhaariyay, waxaana uu jeedin doono khudbad uu uga hadlayo guushiisa iyo waxyaabaha uu qaban doono saddexda sano ee soo socota.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Dowlada Mareykanka oo Diyaarado Lagula dagaalamo Shabaab ku wareejiyay Uganda…

November, 19, 2017
Waaxda Gaashaandhigga ee dalka Maraykanka “THE PENTAGON” ayaa ku dhawaaqday inay Ciiddanka Uganda ka jooga Somalia ku taageeri ...

{Akhriso} Maamulka Puntland Iyo Dowladda Shiinaha Oo Heshiis Cusub Kala Saxiixday

November, 19, 2017
Madaxweynaha dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Danjiraha dalka China ee Soomaliya Mr. Qin Jian ...