Sunday, November 19th, 2017
Advertisements
Advertisements

{DHAGEEYSO} Maamulka Galmudug Oo U Hambalyey Madaxweynaha Cusub ee Hirshabeelle

Published on September 16, 2017 by   ·   No Comments

Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casar ayaa U Hambalyeyey Madaxweynaha  Cusub ee maamulka hirshabeelle maxamed cabdi waare oo manta lagu doortay magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeellaha dhaxe.

Gudoomiyaha ayaa sheegey in Baarlamaanka maamulka hirshabeelle uu qabtay shaqooyin aad u wanagsan waxa uuna madaxweynaha ka dalbaday in uu ka soo baxo waajibaadka saaran iyo dastuurka maamulka hirshabeellle

HALKAN HOOSE KA DHAGEEYSO CODK


 

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Dowlada Mareykanka oo Diyaarado Lagula dagaalamo Shabaab ku wareejiyay Uganda…

November, 19, 2017
Waaxda Gaashaandhigga ee dalka Maraykanka “THE PENTAGON” ayaa ku dhawaaqday inay Ciiddanka Uganda ka jooga Somalia ku taageeri ...

{Akhriso} Maamulka Puntland Iyo Dowladda Shiinaha Oo Heshiis Cusub Kala Saxiixday

November, 19, 2017
Madaxweynaha dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Danjiraha dalka China ee Soomaliya Mr. Qin Jian ...